Dhakhtarkii Hooyada Iyo Dhalaankaa Ee Laga Dhisayey Burco Oo Qabyo Noqday+Xildhibaano Iyo Shirkadii Dhisaysay Oo Lunsaday Lacagtii Lagu Dhisayey Iyo Wasaarada Caafimaadka Oo Aan War Ka Hayn
Gebo Gebo News

March 15th, 2017
Dhakhtarkii Hooyada Iyo Dhalaankaa Ee Laga Dhisayey Burco Oo Qabyo Noqday+Xildhibaano Iyo Shirkadii Dhisaysay Oo Lunsaday Lacagtii Lagu Dhisayey Iyo Wasaarada Caafimaadka Oo Aan War Ka Hayn

Burco(Gebogebo News)Waxay Hayd Sanadkii 2015kii  Markii uu Wasiirka Caafimaadku Dhagax Dhigay Dhakhtarka Hooyada Iyo Dhalaanka Ee Burco  Oo Ay Kharashkiisa Bixisay Dawlada Imaaraadku Isla Markaana Ay Ku Baxayeen in Ka Badan Sedex Milyan Oo Doller.

 

Dhakhtarkaasi Oo Ay Dawlada Hoose Ka Dhisaysay Xaafada Ex-Eng Taasi Oo Ay Ka Rartay Dad Maato Ah Isla Markaana Usaartay  Miyiga Magaalada Burco

Dadkii laga Raray Xaafadaasi Ayaa Waxay Naawilayeen In Dhakhtarkaasi Uu Manfac U Yeelanayo Gobolka Taasi Oo Ku Khasbaysay Inay Banaanka Uga Baxaan Magaalada Si Hooyada Iyo Dhalaanku U Helaan Dhakhtar Fiican.

 

 

Hadaba Dhakhtarkaasi Oo Uu Dhismihiisu Socday Mudo Sedex Sano Ah Ayaa Gabi Ahaanba Istaagay Waxayna Bulshada Ku Dhaqan Gobolka Togdheer Iswaydiinayaan Halka Uu Ku Danbeeyey Dhakhtarkaasi.

 

Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka AYaan Wax War Ah ka Haynin Halka uu Xaglo Toosiyena Ugu Wardanbaysay Maalintii Uu Dhagax Dhigay.

 

Wararku Waxa Ay Sheegayaan In Shirkadii Dhismaha Qaadatay Ay Lunsatay Lacagtii Ku Baxaysay Taasi Oo Sababtay inuu Qabyo Noqdo Mudo Sanad Ku Dhawna Aan Laga Shaqaynin Dhismaha Dhakhtarkaasi.

 

Wararka Ayaa Intaasi Ku Daraya Inay Jiraan Xildhibaano ka Tirsan Maamulka Dawlada Hoose Oo Iyaguna Qayb ka Ah Istaaga Dhakhtarkani.

 

Maayirka Degmada Burco Oo Isagu Masuul Ka Ah Shirkada Dhisaysana Siiyey Qandaraaska Ayaan Wali Wax Jawaab Ah Ka Bixin Halka Uu Ku Danbeeyey Dhakhtarkani Qabyada AH Sedexda Sanadood

 

Sidoo Kale Wasaarada Caafimaadka Ayaan Iyaduna Dhankeeda Wax War Ah Ka Haynin Cusbitaalkani Maadaama Oo Ay Dawlada Masuul Uga Tahay Dhinaca Caafimaadka Taas Oo la Odhankaro Way ka  Gaabisay Wixii Loo Igmaday

 

 

 

Gebogebo News

Burco Somaliland

367 Views




Features

  • Wasiirkii hore Ee Hawlaha Guud Cali Mareexaan Oo Soo Jeediyay In Miiska Uu Ku Shaqeeyo Madaxweyne Biixi Loogu Magac Daro Fannaan Caan Ah.
  • Wasiirka Wasarada Biyaha Saleeban Cali Koore Oo Isku Shandhayn ku Samayeey Agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
More FEATURES