Maxaad Ka Ogtahay 17 Account Ee Uu Leeyahay Wasiir Maxamuud Xaashi Iyo Lacagaha Ku Jira Oo Sare Udhaafay 24 Milyan +Magacyada Ku Qoran
Gebo Gebo News

March 15th, 2017
Maxaad Ka Ogtahay 17 Account Ee Uu Leeyahay Wasiir Maxamuud Xaashi Iyo Lacagaha Ku Jira Oo Sare Udhaafay 24 Milyan +Magacyada Ku Qoran

Hargaysa(Gebogebonews) Shabakada Gebogebonews Waxay Idiin Soo Gudbinaysaa Dilaalka Wayn Ee Maxamuud Xaashi Oo Noqday Ninka Ugu lacgta Badan Wasiirada Haatan Jooga Oo Leh In Ka Badan 17 Account Oo Ay Ku Qoranyihiin Magacyo Kala Duwan Iyo Rag Ay Asxaab Yihiin.

 

Xogtan Oo Aan Ka Helnay Dadka Ka Agdhaw Ayaa Sheegaya Inuu Maxamuud Xaashi Haysto Lacagta Ugu badan Oo gaadhaysa 24 Milyan Oo Doller Waxayna Accouno Uga Furanyihiin Dalka Dibadiisa Dahabshiil Salaama Bank Telesom Zaad Iyo Meelo Kale Oo Tiro Badan.

 

Goor Dhaw Filo Accounada Maxamuud Xaashi Lacagaha Ku Jira Iyo Magacyada Ku Qoran Oo Aan Si Xaqiiqo Ah Idiinkusoo Gudbin Doono.

469 Views




Features

  • Daawo:Wefti Wasiiro Ah Oo Gaadhay Magalada Boorame Iyo Ujeedka Socdaalkoodu Daran Yahay.
  • Xukuumadda Somaliland Oo Si Rasmi Ah U Diidday In FARMAAJO Yimaaddo Hargeysa.
  • Mayirka Degmada Burco  Maxamed Muraad Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Go’aan Ay Soo Saaren Gudida Nabadgelyada Gobolka Togdheer.
  • Caabuqa Coronavirus Oo Qofkii Koowaad Ku Dilay Qaaradda Yurub.
  • Wada-hadallo U Socday Dalalka Qatar Iyo Sucuudiga Oo Fashilmay.
  • Itoobiya Oo Qirtay In Wada Xaajoodkii Biyo-Xidheenku Natiijo La’aan Ku Soo Dhamaaday.
  • Daawo:Ardayda Jaamacada New Generation Burco Oo Soo Bandhigay Progaram Cusub Oo ay Sameeyen.
  • Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin  Oo Hanjabaad Udiray Cuqaasha Dalka.
  • Maamulka Gobolka Togdheer Oo Xabsiga U Taxaabay Masuuliyinta Shirkadahha Qaadka keena Magalada Burco.
  • Dawladda Sacuudiga Oo Turkiga Ku Eedeeysay Inuu Taageero Kooxaha Xagjirka Ee Soomaaliya Iyo Liibiya.
  • Daawo:Tartan Ciyaared Degmada Qorayaale Ee Gobolka Togdheer Ka Socday Oo La Soo Gabagabeeyey.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
More FEATURES