Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Oo Ka Dayriyey Xalada Guud Ee Dalku Maraayo Sikululna Udhaliilay Xukumada.
Gebo Gebo News

April 25th, 2017
Hogaamiyaha Xisbiga Waddani  Xirsi Cali Oo Ka Dayriyey Xalada Guud Ee Dalku Maraayo Sikululna Udhaliilay Xukumada.

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradkaa Ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Maanta Cisbitaalka Weyn Ee Magaalada Hargaysa Ku  Booqday Mujaahid  Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Kamidaa Haldoorka Saxaafada Somaliland Oo In Mudaa Ku Xanuunsanaayey Hargaysa. 

 

 

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Warbaahinta Kula Hadlay Afaafka Hore Ee Cisbitaalka Ka Dib Markii Ay Soo  Dhamaysteen Boqashada Ay Ugu Tageen  Hogaanka Wadani Saxafiga Xanuun Sanaaya Ayaa Waxa Uu Xukumada Somaliland Ku Dhaliilay Inay Dayacday Inay Wax Ka Qabato Xaalada Caafiimaad Dore Ee Soo Foodsaartay Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Dalkani Tacab Badan Usoo Galay.

 

 

Sidoo Kale Xirsi Cali Xaaji Xasan Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Waxa Uu Ka Waramay  Doorkii Uu Ku Lahaa Suxufi Yuusuf Cabdi Gaboobe Halgankii Dheeraa Ee Dalkani Lagu Xoreeyey.

 

 “Waxaanu Soo Booqanay Yuusuf Cabdi Gaboobe OO Ah Runtii  Nin Miisan Weyn Kuleh Qiimo Badan Kuleh   Dalka Ah Dadkii Usoo Halgamay Qaranka  Suxufi weyn Oo Caanana,Tiirarka Weyn Ee Saxaafadana   Ka Mid Ahaa ,Nin Qiimo Badan  Oo Xagwalba Oo Loo Eego  Bulshada Qiimo Weyn Kuleh  Weeye Yuusuf Cabdi Gabooge,Runtii Inuu Halkan Ku Dayacanyahay  Oo Aan La Daryeelin oo aan la dirin Oo Aan Wax Loo Qabanin  Ceebay  Ku Tahay Somaliland Iyo Qarankaba ,

 

Dadkii  Mudnaa Bay tahay In Wax Loo Qabto In Maanta  Qaarkood Dhakhterka Kan  Ku Cadilanyihiin  Oo Yuusuf Cabdi Gaboobe Ka Mid Yahay, Qaarna Gaajo Isku Del Delaan  Qaarna Ay Ku Bakhtinayaan Suuqyada Oo  Sixir Bararka Iyo Gaajada  Ubakhtinayaan Oo Awoodeenu Meelkasta Hajoogtee  Dareenkeenu Aanu La Jirin Runtii Waa Ayaan Daroweeye ,

 

Markaa Waxaan Leeyahay  Waxbaanu La Qaban Doona  Wixii Awoodayadu Tahay , Waxanan Leeyahay  Halaga Qayb Qaato  Oo Xukumadauna Haka Qayb Qaadato, Haday Ka Qayb Qaadanweydana  Dadka Reer Somaliland Way Ku Filanyihiin.”

 

Hogaamiyaha Xisbiga  Waddani  Xirsi Cali Xaaji Xasan Waxa Kale Oo  Uu Ka Dayriyey Xaalada Guud Ee Uu Dalku Maarayo Waxaanu Dhaliilay Xukumada Somaliland.

 

 

“Waxaan Leeyahay Xukumada  Iyo Xubnaha  Gacanta Ku Haya  Xilka Qaranka Ee Madaxweynuhu Ugu Horeeyo   Qaranka Xilbaa Idinka Saaran  Qarankiina Dhibaatadaasa  Ka Taagan, Dadka La Shaqaynaaya  Madaxweynahana Waxaan Leeyahay Ha  Guul Daraynina ,Madaxweynaha Ha Guul Daraynina,qaranka Ha Guuldaraynina  Hadii Qarankeenu Halkaa Maraayo Oo Dareenkiinu Ka Maqan Yahay  Waa Ayaan Daro Weyn Weeye “.

 

 

Gebogebonews.com

 

Hargayso Office

 

gebogebonews@gmail.com

85 Views

Features

  • Wasiirada Maaliyada Iyo Arimaha Gudaha Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Khilaaf Cakirani Ka Dhex Qarxay +  Maxaa La Isku Qabtey.
  • Daawo:Ururka Shaydo Oo Abaalmarino Gudoonsiiyey Maamulka Iyo Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe Ee Deeganka Shan-shacade.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
  • Qalbi Dhagax Oo Loo Qorsheeyey In Shirqool Lagu Dilo + Cidda Qorsheysay Iyo Qaabka Uu Uga Badbaaday.
  • Daawo:Ex Wasiir Cali Mareexan Oo Sikulul Ugu Jawaaabay Eedaymo Musuq-maasuq Oo Loo Soo Jeediyey.
  • “Ka Daalimayno Raadinta Xaquuqda Burco” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Burco Oo Maayir Muraad Ku Taageeray Hadaladii Uu Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
  • Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
  • Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyey Qoys Danyara Oo La Nool Xanuunada HIV Aids-ka Iyo Dhimirka.
  • Masuuliyiin Xilal Ka Haya Xukuumada Somaliland Oo Muujiyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Xiisada Ka Taagan Ceel-Afweyn Kana Soo Muuqday Madal Dabka Loogu Sii Shidaayey Xiisadaasi.
  • Daawo:Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Heerkay Taagan Tahay Nabadgelyada Somaliland Hanjabaadna Udiray Putland.
More FEATURES