Siyaasi Cismaan Ku Jare Oo Gabay Bulshada Ugu Iftiimiyey Fashilka Iyo Fadeexdaha Dul hoganaaya Wasiirka Madaxtooyada Somaliland.
Gebo Gebo News




April 29th, 2017
Siyaasi Cismaan Ku Jare Oo Gabay Bulshada Ugu Iftiimiyey Fashilka Iyo Fadeexdaha Dul hoganaaya Wasiirka Madaxtooyada Somaliland.

Ina xaashi waa caadadii ee ma aha ceebtiiye

Carab dalable iyo beentu waa camaladiisiiye

Casharbuu u mariyaa ninkaan caarif ku ahayne
NinWaliba cadceed iyo markuu meel cidla ah taagey

Casarkii halkuu yimi markuu cishihi taagnaaday
Ay cidi u iman waydobuu cadha ka qaadaaye


Casha durugsan ceeriga badiyo tan iyo ceelaanyo
Ceelkii gar adag iyo sanaag laga cashiimeeye


Indhaweydba caynaba mategin ceebuhuu dhigaye
Dadka nimu cameeyo iyo nimuu caamida u miiso


Nin waliba markuu ka cajabey yuu caamirow nacaye
Markii ay caruuruhu barteen calanka loo taagye


Caaqil iyo suldaan iyo wadaad culima aw diina
Nin cimaamad qaatiyo ninkii caana lagu daadshey


Dadka nimu ciseeyaa ma jiro caalim iyo shiikhe
Adigoo cadaan u arkayuu beenta curiyaaye


Oday ceel afweyn iyo saraar cuudki kaga oomay
Oo dhawrcishiyo maalma badan ku cadilaa meesha


Wuxu soo celceliyaa miskiin aan cashadi hayne
Cosobkii hargeysiyo markuu carabti soo laastay


Is cajabi wadaadkii intuu ceeriga u baxaye

Rag horoo cantaraybaa jiroo wiish la caaridaye
Caga dhigo alow yaa ku dhaha coofka kot u taagye

 

Lasoco gabayga Qaybaha Danbe

 

Osman Ahmed Mahamed

Features

  • Daawo:Mid Ka midaa Beelihii Ku Dagaalamayay Ceel-afweyn Oo Xabad-joojin Ku Dhawaaqay,Madaxweyne Biixiina Ka Codsaday In Xorriyadiisa U Soo Celiyo Boqor Buurmadow.
  • Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Wakhtiga Ay Itoobiya Bilaabayso Dhismaha Jidka Berbera Iyo Wajaale.
  • Wasiiradda Shaqo-gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Oo Bilawday Quudinta Dadka Maskaxda Ka Xanuunsanaya Iyo Derbi Jiifka.
  • Daawo:Mujaahid Aadan Ciise Oo Dhaalilo Ujeediyey Xildhibaano Uu Sheegey Inay Colaad Ka Hurinayaan Berbera,Kana Hadlay Diyaar Garaw La’aan Ka Jirta Xuska 18 May Ee Burco.
  • “Boqorka Waxaa Loo Xidhay Muran Ka Dhaxeeya Kulmiye Dhexdiisa” Gudoomiye Ciro Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadaw.
  • Daawo:-Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Muddo Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Muuqdey ,Weerarayna Madaxda Maamulka Xamar.
  • Daawo:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Dhawaajiyey In Lagu Taageero Xukuumada Uu Soo Dhiso,Laguna Samro Qalinkiisa.
  • Daawo:-Siyaasi Cabdilaahi Yuusuf Ka Oo Hadlay Ujeedada Udarnaa Socdaal Uu Ku Tegay Degmooyinka Gebogebo Iyo Faqa-ayuub,Sikululna Udhaliilay Siyaasada Ay Xisbiyada Mucaaradku Ku Ololaynaayan.
  • Daawo:-Madaxweyne Silaanyo Ka Jawaabay Eedaymaha Uga Yimaada Xisbiyada Mucaaradka,Dadweynaha Reer Somaliland-na Ugu Baaqay Inay Dorashada Udiyaargarooban.
  • Daawo:-Siyaasi Muuse Askar Oo Xisbiyada Mucaaradka Ku Eedeyey In Ay Kaadhadhka Codbixintu Iibsaayaan Baaq Nabadeed-na U Diiray Beelaha Dirirtu Ku Dhexmartay  Degaanka Dararweyne.
  • Daawo:-“Musharaxaanu Wadnaa Wuxuu La Fagaare Yimid Sidii ictiraafka Loo Heli Lahaa Iyo Sidii Uu Wadankeena Ugu Ilaahinlaa Cadawga “Xildhibaan Obama.
  • Daawo:-Jilayaasha Caanka Ee Sooraan iyo Jawaan Oo Soo Saaray Riwaayad Qosol Badan Iyo Fariinta Ay Xanbaarsantahay Riwaayadu.
  • Daawo:-Samafale Coldoon Oo Xabsiga Burco Kusoo Bandhigey Nin Mudo Badan Ku Xidhnaa, Baaq Uu Bulshada Udirey Iyo Xog-waranka Maxbuuska.
  • Daawo:-“Wasiirku Gurmad Weynbuu Soo Geystay  Waanu Uga Mahad Naqaynaa Wasiir Cali Mareexan Diyaarada Daawada Ee Uu Nasoo Gaadhsiiyey” Wasiir Xaglo Toosiye Oo Raali Gelin Ka Bixiwey War Si Khaldan Uga Baxay.
  • Xisbiga KULMIYE Oo Ka Gaabsaday Inuu Faah-faahin Ka Bixiyo Kulan La Sheegay Inuu Dhexmaray Muuse Biixi Iyo Madaxwayne Farmaajo.
  • Madaxtooyada Somaliland Oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Bixisay Munaasibad Hotelka Marwada Madaxweyne Siilaanyo Ka Dhacay+Madaxweyne Silaanyo Oo Aan Waxba Kala Sucon Musuqa Ay Marwadiisu Ku Kacday.
More FEATURES