Madaxtooyada Somaliland Oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Bixisay Munaasibad Hotelka Marwada Madaxweyne Siilaanyo Ka Dhacay+Madaxweyne Silaanyo Oo Aan Waxba Kala Sucon Musuqa Ay Marwadiisu Ku Kacday.
Gebo Gebo News

May 3rd, 2017
Madaxtooyada Somaliland Oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Bixisay Munaasibad Hotelka Marwada Madaxweyne Siilaanyo Ka Dhacay+Madaxweyne Silaanyo Oo Aan Waxba Kala Sucon Musuqa Ay Marwadiisu Ku Kacday.

Madaxtooyada Somaliland ayaa lacagtii ugu badnayd ku kharash garaysay munaasibad casho loogu samaynaayey Dhakhaatiir ka socotay wadanka Imaaraadka oo casuumad balaadhan loogu sameeyey Hotelka ay magalaada Hargeysa ku lee dahay marwada madaxweyne Siilaanyo.

 

Cashada Hotelkan marwadda madaxweynaha Somaliland laga sameeyey ayaa wararku sheegayaan inay ku baxday lacagtii ugu badnayd ee munaasibad lagu bixiyaa, iyada oo warar hoose sheegayaan inay ku baxday lacag dhan ilaa 30,000 ( sodon Kun ) oo lacagta Maraykanka ah.

 

Lacagtan Ayaan la garanayn meel ay ka timid marka laga yimaado in loo tuhunsan yahay in ay tahay hantida ummada ee ay siyaasiyiinta Somaliland siday doonaan ugu takri falaan,Sidoo Kale Wararka Aanu Arintaasi Ka Helayno Ayaa Sheegaaya Inaanu Madaxweynaha Somaliland Waxba Ka Ogayn Dhismaha Huteelkani Ay Marwadiisu  Dhistay

 

Waxaanay tani kusoo beegmaysaa xili ay dalka ka jiraan abaaro baahsan  Oo Sababay Inay Dadku Ugeeriyoodan Gaajo Iyo Haraad Halka Ay Dadka Qaarkalena Ujiifan Xanuunada Shubanbiyoodka Iyo Jadeecada Oo Ay Sababeen Abaaruhu Sidoo kalena Waxay  ilaa hadda Xukumadu tahli la’dahay inay wax ka qabto sicir bararka Xadhkaha Goostay  Ee Guud Ahaanba Aafeeyey Bulshada Reer Somaliland.

 

 
Gebogebonews.com
 
Hargaysa Office
gebogebonews@gmail.com
96 Views

Features

  • Daawo: Murashax Xil: Khalid Xasan Oo Naqdiyay Warbixintii Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Wakiilada Iyo Lacago Uu Musuqay Xil:Nasir Cali Shire Oo Uu Soo Bandhigay.
  • Maxaa ka jira in kala diraayo ciidanka Liyuu boolis ee ka jira degaanka Soomaalida Itoobiya?
  • Ex Madaxweyne Silaanyo Oo Codsi Ay Shirkada DP World Usoo Dhiibtay Ula Tagay Madaxweyne BIIXI Iyo Jawaabta Uu Ka Helay.
  • Qalbi Dhagax Oo Loo Qorsheeyey In Shirqool Lagu Dilo + Cidda Qorsheysay Iyo Qaabka Uu Uga Badbaaday.
  • Daawo:Ex Wasiir Cali Mareexan Oo Sikulul Ugu Jawaaabay Eedaymo Musuq-maasuq Oo Loo Soo Jeediyey.
  • “Ka Daalimayno Raadinta Xaquuqda Burco” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Burco Oo Maayir Muraad Ku Taageeray Hadaladii Uu Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
  • Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
  • Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyey Qoys Danyara Oo La Nool Xanuunada HIV Aids-ka Iyo Dhimirka.
  • Masuuliyiin Xilal Ka Haya Xukuumada Somaliland Oo Muujiyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Xiisada Ka Taagan Ceel-Afweyn Kana Soo Muuqday Madal Dabka Loogu Sii Shidaayey Xiisadaasi.
  • Daawo:Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Heerkay Taagan Tahay Nabadgelyada Somaliland Hanjabaadna Udiray Putland.
  • “Dadka Arintaa Wadaa Waa Dad Darojooyina Haysta Kuna Nabadgala ” Xukumada Oo Soo  Saartay Amaro Ay Xal Ugu Raadinayso Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Ceelafweyn.
  • Dagaalkii Ceel-afweyn Oo Waji Cusub Yeeshay + Cabsi Laga Qabo In Uu Mar Kale Dib U Qarxo Iyo Xukuumadda Oo Afka Ka Xidhatay.
  • ” Waxaanu Cadaynaynaa In Habar Yoonis Oo Dhami Dagaalka Ceelafweyn Udhantahay Oo Qaar Ku Dhaawacmeen ” Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo Ujawaabay Boqor Faysal.
More FEATURES