FAA’IDADA CAFIMAAD EE MILIXDA
Gebo Gebo News

December 4th, 2017
FAA’IDADA CAFIMAAD EE MILIXDA

1.Waxay xoojisaa milixdu habka difaaca jidhka.

2.Cusbada baddu dabiiciyan waxay ka caawisaa qofka inuu si fiican u dhismo hab-dhiska difaaca ee jidhku. Sidaa darteed wuxuu qofku iska cabin karaa fayraska duriga keena iyo xumadda hargabka, elerjiga iyo xanuuno kale.

 

3.Hoos u dhaca miisaanka: Rumayso ama ha rumaysan, laakiin cusbada baddu sidoo kale waxay qofka ka caawisaa inuu hoos u dhigo miisaankiisa. Sidoo kale waxay qofka ka caawisaa in jidhkiisu si fiican u sameeyo dheefshiidka cuntada, taasoo sababaysa in cuntada marka la cuno ka dib ay si degdeg ah u dheef-shiidmayso, waxa kale oo ay ka hortagtaa in koritaanka xubnaha dheef-shiidka, kuwaasoo sababa haddii ay waynaadaan in culays ama miisaan uu jidhkaaga fuulo.

 

4.Maqaarka Jidhka:Ku maydhashada cusbada baddu waxay ka caawisaa jidhka oo ay ka hortagtaa inuu qalalo ama uu adkaado. Sidoo kale waxay furfurtaa daloolada jidhka.

 

5.Xiiqda: Cusbada baddu ama milixdu waxay aad hoos u dhigtaa khatarta ku timaada hab-dhiska neefsashada, kaasoo sababa haddii uu xumaado xanuunka loo yaqaan xiiqda.

 

6.Caafimaadka Wadnaha: Marka cusbada badda oo biyo lagu qasay la isticmaalo waxay hoos u dhigtaa heerka subaga dhiiga, dhiig karka, waxaanay si fiican uga shaqaysiisaa garaaca wadnaha, waxaanay ka hortagtaa wadne istaaga iyo faaliga.

 

Qalinkii Eng-Zeeteye Abdi Zeenyo
335 Views




Features

  • Wasiirkii hore Ee Hawlaha Guud Cali Mareexaan Oo Soo Jeediyay In Miiska Uu Ku Shaqeeyo Madaxweyne Biixi Loogu Magac Daro Fannaan Caan Ah.
  • Wasiirka Wasarada Biyaha Saleeban Cali Koore Oo Isku Shandhayn ku Samayeey Agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
More FEATURES