Waxgaradka Ugu Tunka Weyn Dhulbahante Oo Ku Gacan Saydhay Kullan Farmaajo Ka Codsadey Inay Kuwada Shawraan Garoowe.
Gebo Gebo News

January 8th, 2018
Waxgaradka Ugu Tunka Weyn Dhulbahante Oo Ku Gacan Saydhay Kullan Farmaajo Ka Codsadey Inay Kuwada Shawraan Garoowe.

Laascaanod (Gebogebonews) Wararka ka imanaya magaalada garoowe ayaa tibaaxaya in Madaxweynaha soomaaliya Farmaajo uu isimada beelweynta dhulbahante ka codsadey inay isuguyimaadaan kullan ballaadhan oo uu la qaato ku waas oo diirada lagu saaridoono qorshayaal lagu xoojinayo midnimadii lixdankii galbatay iyo inay kala shaqeeyaan socdaal qarsoodi ah oo jabaqdiisa la dhawrayo kaas oo uu rabo inuu ku ymaado deegaanada koonfurta sool.

 

Balse waxaa ku gacan saydhay garaadda ugu culus dhulbahante ku waas oo sheegay inaaney suura gal ahayn inay la kulmaan farmaajo ama wada xaajoodla galaan.

 

Waxaaney sheegeen inay u arkaan mid fidmo lagu kala dhex dhigayo beelaha dhulbahante.Garaad jaamac Garaad Ismaaciil Ducaalle Iyo Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac ayaa ku adkaadey inay tagaan kullankaasi waxaaney ugu baaqeen inay faraha kala baxaan qorsha uu gacanta kula jiro iyagoona sheegay in nabada ay ku naaloonayaan laga carsha-carshayn sidoo kale labadan garaad oo ah garaada ugu tunka weyn beelaha dhulbahante carabka ku adkeeyeen in cid iyaga matashaa aaney shirkaa tagin dan dhulbahantena waddin.

 

Kuwaas oo si cad uga badheedhay qorshe taxangaroowe ilaa muqdisho oo lagu shax dhigay in lagu khal-khaliyo nabada Somaliland.

 

 

Gebogebonews.com

gebogebonews@gmail.com

 

291 Views

Features

  • “ Dagaalka Dhumay Inuu Soo Jiitantamo Muddo Inta Leeg Waa Guul Daro Siyaasadeed” Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
  • Qalbi Dhagax Oo Loo Qorsheeyey In Shirqool Lagu Dilo + Cidda Qorsheysay Iyo Qaabka Uu Uga Badbaaday.
  • Daawo:Ex Wasiir Cali Mareexan Oo Sikulul Ugu Jawaaabay Eedaymo Musuq-maasuq Oo Loo Soo Jeediyey.
  • “Ka Daalimayno Raadinta Xaquuqda Burco” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Burco Oo Maayir Muraad Ku Taageeray Hadaladii Uu Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
  • Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
  • Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyey Qoys Danyara Oo La Nool Xanuunada HIV Aids-ka Iyo Dhimirka.
More FEATURES