Ex-wasiir qabo ma qaranimadda ayuu difaacayay, ma safiirkuu u dan lahaa mise madaxweynaha ayuu ka codsanayay inuu xil u magacabo?
Gebo Gebo News

March 5th, 2018
Ex-wasiir qabo ma qaranimadda ayuu difaacayay, ma safiirkuu u dan lahaa mise madaxweynaha ayuu ka codsanayay inuu xil u magacabo?

Wasiirkii hore ee qorshaynta qaranka maxamed ibraahim “qabyo” ka hadalkiisii arinka dekedu saddex qaybood oo kala socda ayuu ahaa. 1.Difaaca Qaranimada somaliland. Difaaca qaranimada somalilaland Loogu mahad celin maayo oo waa wax ku waajiba qof kasta oo reer somaliland ah waana loo simanyahay. 2.Dhaliisha safiirka somaliland ee jabuuti.

 

 

Is dhaafsiga dhaliishu Waxay ahayd mid sababaysan ama aan loo meel deyin siday doonto ha ahaate waayo waxay ahaayeen saaxiibo aad isugu dhaw waayuhuna waa halkiisa. 3.dhisidii kulmiye iyo madaxweynaha May dooran madaxweynaha masuul xil hayay iyo cid gaara ee waxa doortay dhamaan shacabka somaliland ee uu maanta codkoodii kursiga ku fadhiyo. Hadii xil iyo mano-sheegasho lagu helayo xisbiga iyo madxweynaha dhisidooda waxaa jooga dadkii kulmiye mar la dhacay laba jeerna xisbil-xaakim inuu ku guulaysto waqtigooda manfac iyo hiilba la garab joogay xukuumadii hore ee kulmiyena ka mid noqon oo aan hadlin xilna ka hayn xukuumada maanta. Xilka qaranku waa meerto, waana qori isu dhiib.

 

 

 

 

Aar diiriye gaas

Aaardiriye@gmail.com

123 Views




Features

  • Xukumada Somaliland Oo Ruqsadii Isgaadhsiinta Kala Noqotey Laba Shirkadood.
  • Daawo:Tirada Dad Ugeeriyooday Xanuunka Gawracatada Oo Ka Dilaacay Gobolka Saraar Iyo Masuulinta Gobalkaasi Oo Ka Hadlay.
  • Daawo:Madaxweyne Biixi Oo Masuliyinta Gudida Qandaraasyada Qaranka Ku Tilmaamay Masuuliyin Ka Dhabeeyeen Himiladii Qaranku Lahaa.
  • Daawo:Khudbad Sanadeedkii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Hor Jeediyey Golaha Baarlamaanka.
  • Madaxweyne Biixi Oo Maamulka Puntland Ku Eedeeyay Inay Ciidammo Falal Amni Darro Ah Wada Soo Geliyeen Gudaha Somaliland.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
More FEATURES