Ex-wasiir qabo ma qaranimadda ayuu difaacayay, ma safiirkuu u dan lahaa mise madaxweynaha ayuu ka codsanayay inuu xil u magacabo?
Gebo Gebo News

March 5th, 2018
Ex-wasiir qabo ma qaranimadda ayuu difaacayay, ma safiirkuu u dan lahaa mise madaxweynaha ayuu ka codsanayay inuu xil u magacabo?

Wasiirkii hore ee qorshaynta qaranka maxamed ibraahim “qabyo” ka hadalkiisii arinka dekedu saddex qaybood oo kala socda ayuu ahaa. 1.Difaaca Qaranimada somaliland. Difaaca qaranimada somalilaland Loogu mahad celin maayo oo waa wax ku waajiba qof kasta oo reer somaliland ah waana loo simanyahay. 2.Dhaliisha safiirka somaliland ee jabuuti.

 

Is dhaafsiga dhaliishu Waxay ahayd mid sababaysan ama aan loo meel deyin siday doonto ha ahaate waayo waxay ahaayeen saaxiibo aad isugu dhaw waayuhuna waa halkiisa.

 

3.dhisidii kulmiye iyo madaxweynaha May dooran madaxweynaha masuul xil hayay iyo cid gaara ee waxa doortay dhamaan shacabka somaliland ee uu maanta codkoodii kursiga ku fadhiyo. Hadii xil iyo mano-sheegasho lagu helayo xisbiga iyo madxweynaha dhisidooda waxaa jooga dadkii kulmiye mar la dhacay laba jeerna xisbil-xaakim inuu ku guulaysto waqtigooda manfac iyo hiilba la garab joogay xukuumadii hore ee kulmiyena ka mid noqon oo aan hadlin xilna ka hayn xukuumada maanta. Xilka qaranku waa meerto, waana qori isu dhiib.

 

 

Aar diiriye gaas Aaardiriye@gmail.com

11 Views

Features

  • Daawo:”Wadahadal Ayaan Ugu Baaqaya Walaaladayda Reer Sool Ee Puntland Jooga “Saleeban C Koore
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
  • Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyey Qoys Danyara Oo La Nool Xanuunada HIV Aids-ka Iyo Dhimirka.
  • Masuuliyiin Xilal Ka Haya Xukuumada Somaliland Oo Muujiyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Xiisada Ka Taagan Ceel-Afweyn Kana Soo Muuqday Madal Dabka Loogu Sii Shidaayey Xiisadaasi.
  • Daawo:Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Heerkay Taagan Tahay Nabadgelyada Somaliland Hanjabaadna Udiray Putland.
  • “Dadka Arintaa Wadaa Waa Dad Darojooyina Haysta Kuna Nabadgala ” Xukumada Oo Soo  Saartay Amaro Ay Xal Ugu Raadinayso Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Ceelafweyn.
  • Dagaalkii Ceel-afweyn Oo Waji Cusub Yeeshay + Cabsi Laga Qabo In Uu Mar Kale Dib U Qarxo Iyo Xukuumadda Oo Afka Ka Xidhatay.
  • ” Waxaanu Cadaynaynaa In Habar Yoonis Oo Dhami Dagaalka Ceelafweyn Udhantahay Oo Qaar Ku Dhaawacmeen ” Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo Ujawaabay Boqor Faysal.
  • Dawladda Somaliya Oo Diyaarado Hub Ah Ka Dejisay Madaarka Garoowe Iyo Dalka Hubkaas Ugu Deeqay Farmaajo.
  • Wasiiradda Shaqo-gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Oo Bilawday Quudinta Dadka Maskaxda Ka Xanuunsanaya Iyo Derbi Jiifka.
  • Daawo:Mujaahid Aadan Ciise Oo Dhaalilo Ujeediyey Xildhibaano Uu Sheegey Inay Colaad Ka Hurinayaan Berbera,Kana Hadlay Diyaar Garaw La’aan Ka Jirta Xuska 18 May Ee Burco.
  • “Boqorka Waxaa Loo Xidhay Muran Ka Dhaxeeya Kulmiye Dhexdiisa” Gudoomiye Ciro Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadaw.
  • Daawo:-Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Muddo Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Muuqdey ,Weerarayna Madaxda Maamulka Xamar.
  • Daawo:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Dhawaajiyey In Lagu Taageero Xukuumada Uu Soo Dhiso,Laguna Samro Qalinkiisa.
  • Daawo:-Siyaasi Cabdilaahi Yuusuf Ka Oo Hadlay Ujeedada Udarnaa Socdaal Uu Ku Tegay Degmooyinka Gebogebo Iyo Faqa-ayuub,Sikululna Udhaliilay Siyaasada Ay Xisbiyada Mucaaradku Ku Ololaynaayan.
More FEATURES