Dhacdo Naxdin Leh Gabadh Diyaar Garowgii Arooskeeda Ku Jirtay Oo Lagu Dilay Magaalada Hargeysa.
Gebo Gebo News

March 12th, 2018
Dhacdo Naxdin Leh Gabadh Diyaar Garowgii Arooskeeda Ku Jirtay Oo Lagu Dilay Magaalada Hargeysa.

Hargeysa(Gebogebonews)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa baadhaya kiis dil ah oo shalay ka dhacay xaafada 150-ka ee magaalada Hargeysa , taas oo aheyd gabadh doonanayd oo diyaar garow ugu jirtay aqal galkeeda.

 

 

Wararka aanu helnay waxaa ay sheegayaan in dilkan loo qabtey oo lagu eedeyey wiil ay ehel yahiin
“Waxaan wax yar ka hor maqlay qeylo ka yeedhaysa xaafad iga soo hor jeeda , waan baxay si aan u ogaado waxa dhacay , gudaha ayaan guriga u galay , waxan la kulmay xaliimo oo aheyd inan maalin walba aanu is arragno mudo dheerna aanu jaar aheyn oo gawracan ” sidaas waxaa xidhiidhka bulshada ee Facebook ku baahisay Hibo Cali Xaaji Raabi waxaana ay intaas ku dartey.

 

 

“Xaliimo waxaa ay aheyd aroosad lagu hawlanaa xeedhooyinkeeda shalay-na waxaa ay soo eegatey qalabkii gurigeeda ( Furniture ) ” ayey tidhi hibo .

 

Xogaha Wargeyska Saxafi helay qaarkood waxaa ay sheegayaan in ciidamada amaanku ay ku guuleysteen inay qabteen eedeysanaha oo la sheegay in ay Inaabti yahiin .

 

Wax faah faahin ah lagama bixin dilkan sida uu u dhacay iyo sababta midna , gabadhan ayaa sida aanu hor u soo sheegnay u mehersaneed wiil kale oo la sheegay in isaga laftiisa ay Inaabti yahiin , kaas oo dalka dibadiisa ku maqan lana filaayey in uu dalka dhawaan imaado si uu u aroosto gabadha u mehersaneed.

 

 

 

 

 

 Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

88 Views




Features

  • Dowladaha Qatar Iyo Somaliya Oo Kala Saxeexday Heshiis Lagu Horumarinayo Dekadaha Somaliya.
  • Xildhibaan Baydhabo Lagu Dilay iyo Rabshadaha Ka Socda Baydhabo Oo Sii Xoogeystay. 
  • Wafti Uu Hoggaaminayo Suldaanka Guud Ee Beelaha Warsan-geli Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoowe, Madaxweyne Cabdiwali Gaas Oo  Uu Kulan La Yeeshay.
  • Xisbiga WADDANI Oo Markale Ku Baaqay In Si Dhakhso Ah Loo Kala Diro Xubnaha Guddida Koomiishanka Doorashooyinka.
  • Daawo:Gudida Qandaraasyada qaranka Oo Shaaciyey Tartan Loo Gelaayo 5 Mashruuc Oo Laga Hirgelinaayo Gobolada Dalka.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
  • Qalbi Dhagax Oo Loo Qorsheeyey In Shirqool Lagu Dilo + Cidda Qorsheysay Iyo Qaabka Uu Uga Badbaaday.
  • Daawo:Ex Wasiir Cali Mareexan Oo Sikulul Ugu Jawaaabay Eedaymo Musuq-maasuq Oo Loo Soo Jeediyey.
  • “Ka Daalimayno Raadinta Xaquuqda Burco” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Burco Oo Maayir Muraad Ku Taageeray Hadaladii Uu Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
More FEATURES