Dawlada Turkiga Oo Balanqaaday In kaalmada Turkigu Bixiyo In Somaliland Wixii Ay leedahay Gaar Loo Soo Gaadhsiiyo.
Gebo Gebo News




March 13th, 2018
Dawlada Turkiga Oo Balanqaaday In kaalmada Turkigu Bixiyo In Somaliland Wixii Ay leedahay Gaar Loo Soo Gaadhsiiyo.

Hargeysa (Gebogebonews):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda dalka Turkey-ga oo uu hoggaaminayo safiir ku-xigeenka dawlada Turkey-ga u qaabilsan Bariga Yurub, Eeshiya iyo iyo waddamada Afrika ee saxaraha ka hooseeya, Ambassador Umit Yaldrim.

 

 

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 2 people, people standing and suitKulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si qoto dheer loogu lafa-guray xoojinta xidhiidhka labada dal ka dhexeeya iyo sidii loo dar-dargelin lahaa, isla markaana looga midho dhalin lahaa waxna looga beddeli lahaa wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ee hore uga dhici jiray Turkiga.

Sidoo kale, waxa kulankaasi lagaga wada hadlay kaalmada turkigu bixiyo in Somaliland wixii ay qayb u leedahay aanu u soo marin cid kale oo ay waxeeda gaar u hesho.

Ugu danbayn Waxa uu safiir ku xigeenku balan qaaday in dhinacooda ay arrimahaasi xil iska saari doonaan.

 

 

 

 



 

 

 

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and suit

 

Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sitting

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

Features

  • Daawo: Cali Khaliif Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascaanood Gageero Balaadhana Ka Helay Reerkiisa
  • Madaxweyne Biixi Oo Soo Bandhigay Saddex Qodob Oo Ay Maraykanka Iyo Qarmaada Midoobay Ku Dhexdhexaadiyeen Colaadda Tukaraq Balse Uu Gaas Jebiyay
  • Siyaasi caan ah oo ku baaqay in Dacwad Lagu Soo Oogo Madaxweyne +Arimo Xasaasi Ah
  • “Beesha Caalamka Waxaa Ay U Sheegtay Muuse Biixi Inay Ka Baxaan Tuke-raq” Puntland Oo U Jawaabtay Madaxweyne Biixi
  • Shacab 50 sano ku soo jiray dagaal sokeeye oo markii ugu horeysay u dareeray doorasho
  • Wasiiradda Shaqo-gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Oo Bilawday Quudinta Dadka Maskaxda Ka Xanuunsanaya Iyo Derbi Jiifka.
  • Daawo:Mujaahid Aadan Ciise Oo Dhaalilo Ujeediyey Xildhibaano Uu Sheegey Inay Colaad Ka Hurinayaan Berbera,Kana Hadlay Diyaar Garaw La’aan Ka Jirta Xuska 18 May Ee Burco.
  • “Boqorka Waxaa Loo Xidhay Muran Ka Dhaxeeya Kulmiye Dhexdiisa” Gudoomiye Ciro Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadaw.
  • Daawo:-Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Muddo Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Muuqdey ,Weerarayna Madaxda Maamulka Xamar.
  • Daawo:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Dhawaajiyey In Lagu Taageero Xukuumada Uu Soo Dhiso,Laguna Samro Qalinkiisa.
  • Daawo:-Siyaasi Cabdilaahi Yuusuf Ka Oo Hadlay Ujeedada Udarnaa Socdaal Uu Ku Tegay Degmooyinka Gebogebo Iyo Faqa-ayuub,Sikululna Udhaliilay Siyaasada Ay Xisbiyada Mucaaradku Ku Ololaynaayan.
  • Daawo:-Madaxweyne Silaanyo Ka Jawaabay Eedaymaha Uga Yimaada Xisbiyada Mucaaradka,Dadweynaha Reer Somaliland-na Ugu Baaqay Inay Dorashada Udiyaargarooban.
  • Daawo:-Siyaasi Muuse Askar Oo Xisbiyada Mucaaradka Ku Eedeyey In Ay Kaadhadhka Codbixintu Iibsaayaan Baaq Nabadeed-na U Diiray Beelaha Dirirtu Ku Dhexmartay  Degaanka Dararweyne.
  • Daawo:-“Musharaxaanu Wadnaa Wuxuu La Fagaare Yimid Sidii ictiraafka Loo Heli Lahaa Iyo Sidii Uu Wadankeena Ugu Ilaahinlaa Cadawga “Xildhibaan Obama.
  • Daawo:-Jilayaasha Caanka Ee Sooraan iyo Jawaan Oo Soo Saaray Riwaayad Qosol Badan Iyo Fariinta Ay Xanbaarsantahay Riwaayadu.
  • Daawo:-Samafale Coldoon Oo Xabsiga Burco Kusoo Bandhigey Nin Mudo Badan Ku Xidhnaa, Baaq Uu Bulshada Udirey Iyo Xog-waranka Maxbuuska.
More FEATURES