Xubno U Dhashay Somaliland , Kana Tirsan Baarlamaanka Xamar Oo Ku Hungoobey Dalab Ay Ku Doonayeen In Golahoodu Dib U Dhigo Qadiyada Dp World +Magacyadooda.
Gebo Gebo News




March 13th, 2018
Xubno U Dhashay Somaliland , Kana Tirsan Baarlamaanka Xamar Oo Ku Hungoobey Dalab Ay Ku Doonayeen In Golahoodu Dib U Dhigo Qadiyada Dp World +Magacyadooda.

Moqdisho (Gebogebon)- Baarlamaanka Somaliya ayaa ku gacan seydhay soo jeedin ay soo gudbiyeen shalay qaar ka mid ah xildhibaanada dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ee ka tirsan baarlamaanka Somaliya , kaas oo nuxurkiisu ahaa in ay baarlamaanku dib u dhigaan mooshin ay shalay ansixiyeen ee ka dhanka ahaa heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee dhexmay Somaliland , Dp World iyo dawlada Itoobiya .

 

 

Image result for baarlamaanka soomaaliya

 

 

Xildhibaanada asal ahaan ka soo jeeda Somaliland oo ay weheliyaan xubno kale oo baarlamaankaas ka tirsan oo iyaguna u dhashay Somaliya ayaa waxaa ay dalbadeen in dib u dhigis lagu sameeyo , lagana saaro ajandaha baarlamaanka qaadiyada Dp World , si loo helo war sugan oo ku saabsan arintan, waxaana ay mooshinkan ku dalbaden in laga war sugo dawlada Somaliya .

 

 

 

Hase yeeshee baarlamaanka Somaliya ayaan u jeedin saxiibadooda la mabda’ ah balse u dhashay Somaliland

Xildhibaanada oo ay tiradoodu aheyd 11 ayaa waxaa ay magacyadoodu ahayen sidan

 

 

1. Maxamed Cumar Carte Qaalib

2. Cabdiraxmaan Ibbi

3. Axmed Maxamuud Sheekh ( Dhagaweyne )

4. Maxamed Ibraahim Cabdi (Diyeeshe )

5. Cali Maxamuud Muuse

6. Amina Cumar Jaamac

7. Huda Axmed Cali

8. Axmed Maxamed Jaamac

9. Faadumo Ismaciil Xussen

10. Aamina Sheekh Cismaan

11. Faadumo Xassan Cali

 

 

 

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

Features

  • Daawo: Cali Khaliif Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascaanood Gageero Balaadhana Ka Helay Reerkiisa
  • Madaxweyne Biixi Oo Soo Bandhigay Saddex Qodob Oo Ay Maraykanka Iyo Qarmaada Midoobay Ku Dhexdhexaadiyeen Colaadda Tukaraq Balse Uu Gaas Jebiyay
  • Siyaasi caan ah oo ku baaqay in Dacwad Lagu Soo Oogo Madaxweyne +Arimo Xasaasi Ah
  • “Beesha Caalamka Waxaa Ay U Sheegtay Muuse Biixi Inay Ka Baxaan Tuke-raq” Puntland Oo U Jawaabtay Madaxweyne Biixi
  • Shacab 50 sano ku soo jiray dagaal sokeeye oo markii ugu horeysay u dareeray doorasho
  • Wasiiradda Shaqo-gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Oo Bilawday Quudinta Dadka Maskaxda Ka Xanuunsanaya Iyo Derbi Jiifka.
  • Daawo:Mujaahid Aadan Ciise Oo Dhaalilo Ujeediyey Xildhibaano Uu Sheegey Inay Colaad Ka Hurinayaan Berbera,Kana Hadlay Diyaar Garaw La’aan Ka Jirta Xuska 18 May Ee Burco.
  • “Boqorka Waxaa Loo Xidhay Muran Ka Dhaxeeya Kulmiye Dhexdiisa” Gudoomiye Ciro Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadaw.
  • Daawo:-Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Muddo Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Muuqdey ,Weerarayna Madaxda Maamulka Xamar.
  • Daawo:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Dhawaajiyey In Lagu Taageero Xukuumada Uu Soo Dhiso,Laguna Samro Qalinkiisa.
  • Daawo:-Siyaasi Cabdilaahi Yuusuf Ka Oo Hadlay Ujeedada Udarnaa Socdaal Uu Ku Tegay Degmooyinka Gebogebo Iyo Faqa-ayuub,Sikululna Udhaliilay Siyaasada Ay Xisbiyada Mucaaradku Ku Ololaynaayan.
  • Daawo:-Madaxweyne Silaanyo Ka Jawaabay Eedaymaha Uga Yimaada Xisbiyada Mucaaradka,Dadweynaha Reer Somaliland-na Ugu Baaqay Inay Dorashada Udiyaargarooban.
  • Daawo:-Siyaasi Muuse Askar Oo Xisbiyada Mucaaradka Ku Eedeyey In Ay Kaadhadhka Codbixintu Iibsaayaan Baaq Nabadeed-na U Diiray Beelaha Dirirtu Ku Dhexmartay  Degaanka Dararweyne.
  • Daawo:-“Musharaxaanu Wadnaa Wuxuu La Fagaare Yimid Sidii ictiraafka Loo Heli Lahaa Iyo Sidii Uu Wadankeena Ugu Ilaahinlaa Cadawga “Xildhibaan Obama.
  • Daawo:-Jilayaasha Caanka Ee Sooraan iyo Jawaan Oo Soo Saaray Riwaayad Qosol Badan Iyo Fariinta Ay Xanbaarsantahay Riwaayadu.
  • Daawo:-Samafale Coldoon Oo Xabsiga Burco Kusoo Bandhigey Nin Mudo Badan Ku Xidhnaa, Baaq Uu Bulshada Udirey Iyo Xog-waranka Maxbuuska.
More FEATURES