Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sarkaal Aanu Magacaabin U Igmaday Hawlaha Safaradiisa.
Gebo Gebo News




March 19th, 2018
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Sarkaal Aanu Magacaabin U Igmaday Hawlaha Safaradiisa.

Burco (Gebogebonews)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa u muuqda in aanu sharci ilaalin iyo daacadnimo dan ka lahayn, kadib mariii uu Safarkiisi ugu danbeeyay isku dubaridka hawlihiisa u igmaday masuul aanu magacaabin oo ay hayb ahaan wadagaan.

 

Dr. Cismaan Sheekh ayaa aha masuul siweyn uga dhex muuqday safarka Madaxweye Muuse Biixi Cabdi uu ku joogay Imaraadka, arrinta yaabka leh ayaa ah in aanu Dr. Cismaan Sheekh Qaranka u ahaynin wax xil ah, iyadoo Dad badani is waydiinayaan wuxuu Madaxweynuhu xil ugu magacaabi waayay maadaama oo uu hawlihiisa gaarka u xilsaartay.

 

 



 

 

 

 

Xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayay dadbadani ku dhaliili jireen inay ku xeernayeen xubno ay Madaxweynaha isku degaan ahaayeen in kasta oo ay   xilal Qaranka u hayeen oo uu magacaabay, intii uu talada Dalka qabtay Madaxweyne Muuse Biixi waxa soo shaacbaxday in maamulkiisu ka qabyaalad badanyahay kana foolxumo badanyahay Xukuumadii Siilaanyo.

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

Features

  • Daawo:-Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Muddo Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Muuqdey ,Weerarayna Madaxda Maamulka Xamar.
  • Daawo:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Dhawaajiyey In Lagu Taageero Xukuumada Uu Soo Dhiso,Laguna Samro Qalinkiisa.
  • Daawo:-Siyaasi Cabdilaahi Yuusuf Ka Oo Hadlay Ujeedada Udarnaa Socdaal Uu Ku Tegay Degmooyinka Gebogebo Iyo Faqa-ayuub,Sikululna Udhaliilay Siyaasada Ay Xisbiyada Mucaaradku Ku Ololaynaayan.
  • Daawo:-Madaxweyne Silaanyo Ka Jawaabay Eedaymaha Uga Yimaada Xisbiyada Mucaaradka,Dadweynaha Reer Somaliland-na Ugu Baaqay Inay Dorashada Udiyaargarooban.
  • Daawo:-Siyaasi Muuse Askar Oo Xisbiyada Mucaaradka Ku Eedeyey In Ay Kaadhadhka Codbixintu Iibsaayaan Baaq Nabadeed-na U Diiray Beelaha Dirirtu Ku Dhexmartay  Degaanka Dararweyne.
  • Daawo:-“Musharaxaanu Wadnaa Wuxuu La Fagaare Yimid Sidii ictiraafka Loo Heli Lahaa Iyo Sidii Uu Wadankeena Ugu Ilaahinlaa Cadawga “Xildhibaan Obama.
  • Daawo:-Jilayaasha Caanka Ee Sooraan iyo Jawaan Oo Soo Saaray Riwaayad Qosol Badan Iyo Fariinta Ay Xanbaarsantahay Riwaayadu.
  • Daawo:-Samafale Coldoon Oo Xabsiga Burco Kusoo Bandhigey Nin Mudo Badan Ku Xidhnaa, Baaq Uu Bulshada Udirey Iyo Xog-waranka Maxbuuska.
  • Daawo:-“Wasiirku Gurmad Weynbuu Soo Geystay  Waanu Uga Mahad Naqaynaa Wasiir Cali Mareexan Diyaarada Daawada Ee Uu Nasoo Gaadhsiiyey” Wasiir Xaglo Toosiye Oo Raali Gelin Ka Bixiwey War Si Khaldan Uga Baxay.
  • Xisbiga KULMIYE Oo Ka Gaabsaday Inuu Faah-faahin Ka Bixiyo Kulan La Sheegay Inuu Dhexmaray Muuse Biixi Iyo Madaxwayne Farmaajo.
  • Madaxtooyada Somaliland Oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Bixisay Munaasibad Hotelka Marwada Madaxweyne Siilaanyo Ka Dhacay+Madaxweyne Silaanyo Oo Aan Waxba Kala Sucon Musuqa Ay Marwadiisu Ku Kacday.
  • Daawo:-Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Oo Sanqadh Yari Dalka Kaga Baxay+ Qaar Kamida Fanaanta Xidigaha Geeska Oo Soo Dhaweyn Usameey Iyo Halkuu Ku Suganyahay.
  • Wasiirka Hawlaha Guud Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Cidda Masuulka ka ah Iibka Hantida Dawladda Iyo Waxa Lagu Qabto Qarashaadka Ka Soo Xerooda  Dhulka Danta Guuda Ee La Iibiyo.
  • Siyaasi Cismaan Ku Jare Oo Gabay Bulshada Ugu Iftiimiyey Fashilka Iyo Fadeexdaha Dul hoganaaya Wasiirka Madaxtooyada Somaliland.
  • Abaarta Ka Jirta Tuulada Qudhac-Safar Ee Gobalka Togdheer Oo Sii Xumaanaysa Iyo Xog Waranka Dadka Soo Guurtada Ah  Ee Ay Abaartu  Xoolahoodii Ka Dhamaysay.
  • Wasiirro Xukuumadda Ka Tirsan Oo Aroosyo Kharashaad Badani Ku Baxeen Galay Xilli Gobolada Dalka Qaarkood Gaajo Iyo Xanuuno Loogu Dhimanayo+Magacyada Wasiiradaasi.
More FEATURES