Side Loo Badbaadin Karaaa Somaliland , W/Q Rajab Ismail Salah
Gebo Gebo News

May 9th, 2018
Side Loo Badbaadin Karaaa Somaliland , W/Q Rajab Ismail Salah

Sidaaan ognahay waxaa dalka ka qabsoontay doorasho dadka kala qaybisay kii calaf kulahaabase fadhiistay kurisgii la isku haystay ,Maanta madaxwayne waxaa ah ninkii shacabigu doortay ee Talada u dhiibteen ,Waxaa maamulka iska haysta Musse Bixi Abdi manta se Dalkeenu waxuu ubahanyahay Bad baado ,sideen ubad baadin karnaa Dalkeena? Suaasha meesha taalaayi maxay tahay Maxaanse ka badabaadinaa ?

 

Dalka waxaan ka bad baadinayanaaa

· In dagaaal sokeeeyo dib uga qarxo

·

normal; font-variant: normal; font-weight: normal; font-stretch: normal; line- normal; font-family: “Times New Roman”; font-size-adjust: none; font-kerning: auto; font-language-override: normal; font-feature-settings: normal;”> In sicir bararka lowaayo xal
· In cabudhin badan dhacdo

· In sax iyo khalad lakala saari waayo

· In ka faidaystaan Qacmo shisheeye

· In cadawogu ku faraxo

· In xumaantu sii badato

Side loo Bad baadin karaa Qaranaka ?

· In Wada tashi qaran la yeesho

· In Mucarid iyo muxafidba danata qaranaka meel looga so wada jeesto

· In shirwayne Qaran la qabto

· In Tanaaasul Madaxwaynhu samyeeyo iyo cid kastoo qaran dan ka leh .

· In Madaxwaynhu soo dhiso dawlad Wadaag ah

· In Danta shacbiga la eego ,hadii madaxwayhu samyo taas xusuusta shacbiga ayuu meel kagalaya

· In Qalinka lo qaato sidaan dunida u bari lahayn qaranka

· In Wada jir la gu hawl galo

· In la sika iloobo khladaadka yar yar .

· In nin Waliba kalin ka qaato sidii qarankan u noqonalaha mid qayrki la tar tama

Ugu danabayn hadii aaan dhinac uga soo wada jeedsano hormarka oon ka shaqayno waxaa hubaal ah in mudo kooban ictraaf iyo horumar balaadhan la gaadhi karo .

Gudoomiyaha Xarunta Horumarinta Bulshada

GAryaqaan Rajab Ismail Salah

0634416899

57 Views

Features

  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
  • Qalbi Dhagax Oo Loo Qorsheeyey In Shirqool Lagu Dilo + Cidda Qorsheysay Iyo Qaabka Uu Uga Badbaaday.
  • Daawo:Ex Wasiir Cali Mareexan Oo Sikulul Ugu Jawaaabay Eedaymo Musuq-maasuq Oo Loo Soo Jeediyey.
  • “Ka Daalimayno Raadinta Xaquuqda Burco” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Burco Oo Maayir Muraad Ku Taageeray Hadaladii Uu Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
  • Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
  • Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyey Qoys Danyara Oo La Nool Xanuunada HIV Aids-ka Iyo Dhimirka.
  • Masuuliyiin Xilal Ka Haya Xukuumada Somaliland Oo Muujiyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Xiisada Ka Taagan Ceel-Afweyn Kana Soo Muuqday Madal Dabka Loogu Sii Shidaayey Xiisadaasi.
More FEATURES