Wax ka badaalka Xuska 18 May,Waa Fashil Qaran.
Gebo Gebo News

May 9th, 2018
Wax ka badaalka Xuska 18 May,Waa Fashil Qaran.

Somaliland waxay Xooriyadeeda gadataay oo aay dib ugaso labataay Isku darsigi Somaliland iyo Somalia 18 May 1991,kaso dib ulaso noqoshadas aay ka dhalataay kadib marki ummadda deegta Gobollada Waqooyi aay dhibatoyin badan oo uu xasuuq ka mid yahay aay kala kulmeen mucangaagi Siyad Bare,alle daadku dhibta uu geystaay ha uga jaare.

 

 

 

Runti waa maalin xasuusteeda leh oo aan la ilaawin karin haddi aynu nahay ummadda reer waqooyi ,waxay mudan tahay iin maalinteeda la xuuso oo dib lo xasuusiyo shacabka gar ahaan dhalinyarta wakhtigan dhibti iyo marxaladihi gadhaadha ee qarankan so maraay,oo maanta aay ka dhalataay qaran somaliland maalintaas 18 may.
waxa fooda inaguso haysaa oo maalimo kobaan aay ka haday xuski 27naad ee Xorriyada Somaliland ee 18 May,waxaynu oognay inaay kuso begantaay Bil Ramadan oo barakayseen oo khayrkeeda wadataa,lkn maa gabo iin dambi uu ku jiro xuska 18may,talabada aay gadaay Xukumada Madaxweyne muuse bixi maha mid aay ka firsataay oo aay si qaranimo ah lo eegay,waxan uu arkaa mid lagu degdegaay iyo go’aan ban leyahay oo shacabkan lagu ogaysinaayo madaxweynuhu inu yahay mid go’aan leh,aadban uga xumay khalaadka iyo habdhaqanka xukumada muuse bixi ee qaranimada Somaliland wax yeelaysaa,waxa ku cadaynaysaa laa tashi la’anta Xukumadu aay la tashaan waydaay Axsaabta qaranka iyo Gollaha xeer-dejinta iyo guud ahaan
waxgaradka,aqoonyahanka iyo haweenka waayo waxka badalkaan waa mid qaran oo uu bahan iin si qaranimo ku jirto loga go’aan gaato,waxan lenaay madaxweyne go’ankagu maha mid qaran ee waa mid aad no shegaysi inad go’aan aad ledahay oo aad na iskeen baraysid.
18 May,waa maalin qaran waxan soo jeedinayaa iin maalinteeda la xuuso oo la joojiyo heesaha ,kaliyaa tarikhdi xoornimadan iyo iin dhalinyarta lagu dirigaliyo wadaniyada.
 
ALLE AYA MAHADLEH
Xuseen Dahiir Xaliye

Houssein Daher
 
 
CEO/OWNER Muniserie/Alamuniom AW-MOUSSA
 
 
Djibouti CITY
AV 15,
Q.4,
P.O. Box 1550,
 
0025377237988

houssein.awmoussa@gmail.com

125 Views




Features

  • Daawo: Maayirki Hore Laascaanood Oo Ka Hadlay Cashuro Dheeriya Oo Shacabka Laguso Rogay
  • Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Muwaadin Hindisay Astaanta Qaranka Somaliland Oo Ka Samaysayn Bir.
  • Daawo:Gudoomiyaha Xisbigsa Ucid Oo Sheegay In Somaliland Ay Waan-Waan La Gelayso Jabhadda Kornayl Caarre, Kuna Baaqay In La Kala Diro Golleyaasha Deegaanka.
  • “ Xukuumadda Muuse Biixi Waxa Ay Leedahay Khaatumo Iyo Cali Khaliif Uma Baahnin, Waxa Ay Leedahay Awdal Iyo Saami-Qaybsigeeda Uma Baahnin ” Guddoomiye Cirro.
  • Daawo:Dhibane La Ildaran Xanuun Hayey Mudo 10 Sano Ah Oo Umad Islamkaa Ka Codsaday Inay Soo Caawiyaan.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
More FEATURES