Baaq- nabadeed Ku Socda Beelaha walalaha ah,Ee Colaadu kudhexmartay Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag . W/Q:- Ugaas Cumar Jaamac Iidle
Gebo Gebo News

May 11th, 2018
Baaq- nabadeed Ku Socda Beelaha walalaha ah,Ee Colaadu kudhexmartay Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag . W/Q:- Ugaas Cumar Jaamac Iidle

Anigoo ah Ugaaska Dhalinyarada Gobolada Bari Ugaas Cumar Jaamac Iidle waxaan halkan marlabaad Baaq-nabadeed uga dirayaa labada beelood ee walaalaha ah ee ay dirirta colaadeed kudhexartay degmada ceel-afweyn  ee Gobolka Sanaag.

Dagaal wiil ayaa ku dhinta, ee wiil kuma dhasho.waxan leeyahay ilaahay ka cabsada oo dhiiga gon-dihiina ku daadanaya joojiya, waxaad tihiin dad casabo ah, wiil iyo abtigii.xidid iyo xigaalkii  dad wada dhashay oo ilaahay ka unkumay isir kaliyaayaaad tihiin.

Waxaan ugu baaqaya labada beelood ee ay colaadu dhexmartay inay joojiyaan oo ilahay ka cabsadaan oo ka shaqayeen nabada iyo samaha

Waxaan kale oo baaq u dirayaa xukumada somaliland,madaxdhaqameedka,culimada,aqoonyahanka,dhalinyarada iyo guud ahaan dadka indheer-garadka ah usoo jeedinayaa inay fadhiga ka kacaan oo Ergo-nabadeed u noqdaan sidii loo joojin lahaa coladaa dhexmartay dadka walalaha ah.

Ugu danbayn waxan ilahay uga baryayaa inuu u naxariisto intii dhimatay, inta dhawacaana uu cafimaad sareeca siiyo , inta nool-na uu kala badbaadiyo.

Alaah mahad-leh

Ugaaska dhalinyarada Gobolada Bari

Ugaas Cumar jamac Iidle

Gmail:cumarjaamac07@gmail.com

facebook:Ugaas cumar jaamac iidle 

107 Views




Features

  • Daawo: Maayirki Hore Laascaanood Oo Ka Hadlay Cashuro Dheeriya Oo Shacabka Laguso Rogay
  • Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Muwaadin Hindisay Astaanta Qaranka Somaliland Oo Ka Samaysayn Bir.
  • Daawo:Gudoomiyaha Xisbigsa Ucid Oo Sheegay In Somaliland Ay Waan-Waan La Gelayso Jabhadda Kornayl Caarre, Kuna Baaqay In La Kala Diro Golleyaasha Deegaanka.
  • “ Xukuumadda Muuse Biixi Waxa Ay Leedahay Khaatumo Iyo Cali Khaliif Uma Baahnin, Waxa Ay Leedahay Awdal Iyo Saami-Qaybsigeeda Uma Baahnin ” Guddoomiye Cirro.
  • Daawo:Dhibane La Ildaran Xanuun Hayey Mudo 10 Sano Ah Oo Umad Islamkaa Ka Codsaday Inay Soo Caawiyaan.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
More FEATURES