Isku Tashi Iyo Isku Tiirsanaan Buu Qaran Ku Taabba Galaa.
Gebo Gebo News

May 11th, 2018
Isku Tashi Iyo Isku Tiirsanaan Buu Qaran Ku Taabba Galaa.

Walaalayaal siddaad la wada socotaanba waxaa fooda nagu soo haysa xafladdii sanad guuraddii 27 ee kasoo Wareegtay kolkaan la soo noqonay qaranimadeenii muda dheer naga maqnayd.

Xafladda 18 may waa maalin nooga duwan maalmaha kale. Waa maalin aan adduunwaynaha tusno qaranka Somaliland iyo shacabka reer Somaliland waxay yihiin iyo sidday u jecelyihiin waddankooda barakaysan Somaliland.

Sanadka waxaan idinka codsanayas haddaanu nahay Ururka NOMAD iyo Jaaliyada guud ee Somaliland Holland, fadlan waddanka gudihiisa iyo qurbo joogaba in maalinta Jimcaha ah bishuna tahay 18 may 2018 in muwaadiniinta reer Somaliland calankeena

qaayaha iyo qiimaha leh ay surtaan guryahooda hortooda.
Fadlan fariinta aynu is wada gaadhsiino meel walba oo aynu ka joogno adduunka.
Somaliland guul

Guddoomiyaha Ururka NOMAD Holland.
Cabdiraxman Bare Cisman
adam.32@live.nl

187 Views




Features

  • Daawo: Maayirki Hore Laascaanood Oo Ka Hadlay Cashuro Dheeriya Oo Shacabka Laguso Rogay
  • Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Muwaadin Hindisay Astaanta Qaranka Somaliland Oo Ka Samaysayn Bir.
  • Daawo:Gudoomiyaha Xisbigsa Ucid Oo Sheegay In Somaliland Ay Waan-Waan La Gelayso Jabhadda Kornayl Caarre, Kuna Baaqay In La Kala Diro Golleyaasha Deegaanka.
  • “ Xukuumadda Muuse Biixi Waxa Ay Leedahay Khaatumo Iyo Cali Khaliif Uma Baahnin, Waxa Ay Leedahay Awdal Iyo Saami-Qaybsigeeda Uma Baahnin ” Guddoomiye Cirro.
  • Daawo:Dhibane La Ildaran Xanuun Hayey Mudo 10 Sano Ah Oo Umad Islamkaa Ka Codsaday Inay Soo Caawiyaan.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
More FEATURES