Ku: Wasiir’ Maxamed Kaahin Axmed iyo Madaxweyne’ Muuse Biixi Cabdi W/Q:- fadxi garaad ciise
Gebo Gebo News




May 11th, 2018
Ku: Wasiir’ Maxamed Kaahin Axmed iyo Madaxweyne’ Muuse Biixi Cabdi W/Q:- fadxi garaad ciise

Madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi, Wasiirka Arimaha gudaha iyo Ammaanka Maxamed Kaahin Maxamed, Madax dhaqameedka Dalka iyo Xeerbeegtida, Waxaan Kula Talinayaa In Colaadaa Soo laa- laabanaysa ee xambaarsan Dhagarta iyo dhiiga Sokeeye, isla markaana u dhaxaysa Dadka Abwadaagta ah, ood wadaagta ah, Xigtada ah, Xididka ah, Xigaalka ah, Ee Isku deegaanka Ku Dhaqan.

 

 

In Hadii Colaadan Lagu dhammaaday, Taasoo Hore Loogu kala qaaday Dhaar iyo Xeerar nabadeed oo Lagu kala badbaadinayo ummadaas, Isla markaana ay goob joog ka ahayd xukuumada iyo Madax dhaqameedkuba, Ay xal iyo Xalinta Colaadaa Noqon Weyday, Isla markaana Xaalku sii Xumaanayo, Baaq nabadeed Oo Xukuumada iyo Shacabkuba diraan Aanay kala bad baadineyn Dadkaasi Dirirta Colaadeed Ku dhex marayso deegaanada Ceel Afweyn, Waxaa Haboon in la Adeegsado Dhanka “Qisaasta” Oo ah Qofkii Qof Qudh gooya In Loo Qisaaso Ama Loo dilo, Isla markaana Qof kasta Lagu Qaado sida uu dhigayo Sharciyadeena Islaamku Oo Qofkii Qof dila Loo Dilo. Sidoo kalena La xidhxidho Oo xabsiga La dhigo Cid kasta Oo Abaabulka Rabshadaa Colaadeed Lug Ku yeelata Lana Mariyo Ciqaab Adag.

 

 


Sababtoo ah’ Imika Xaaladu waa ay dhaaftay In Gogol Nabadeed loo dhigo labada daraf ba, Isla markaasna Qodobo Iyo Xeerar Nabadeed Oo cusub la dhaqan geliyo, Hadii Aan sidaa aan la samayna Ilama aha in Xal Loo helayo Xaaladaa Nabad gelyo Xumo ee ka taagan Deegaankaasi.

 

 

W/Q: Fadxi Garaad Ciise

Contact:- 063-4001631

gmail:-aqoonyahanfadxi@gmail.com

facebook:- aqoonyahan fadxi garaad  

Features

  • Daawo:Mid Ka midaa Beelihii Ku Dagaalamayay Ceel-afweyn Oo Xabad-joojin Ku Dhawaaqay,Madaxweyne Biixiina Ka Codsaday In Xorriyadiisa U Soo Celiyo Boqor Buurmadow.
  • Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Wakhtiga Ay Itoobiya Bilaabayso Dhismaha Jidka Berbera Iyo Wajaale.
  • Wasiiradda Shaqo-gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Oo Bilawday Quudinta Dadka Maskaxda Ka Xanuunsanaya Iyo Derbi Jiifka.
  • Daawo:Mujaahid Aadan Ciise Oo Dhaalilo Ujeediyey Xildhibaano Uu Sheegey Inay Colaad Ka Hurinayaan Berbera,Kana Hadlay Diyaar Garaw La’aan Ka Jirta Xuska 18 May Ee Burco.
  • “Boqorka Waxaa Loo Xidhay Muran Ka Dhaxeeya Kulmiye Dhexdiisa” Gudoomiye Ciro Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadaw.
  • Daawo:-Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Muddo Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Muuqdey ,Weerarayna Madaxda Maamulka Xamar.
  • Daawo:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Dhawaajiyey In Lagu Taageero Xukuumada Uu Soo Dhiso,Laguna Samro Qalinkiisa.
  • Daawo:-Siyaasi Cabdilaahi Yuusuf Ka Oo Hadlay Ujeedada Udarnaa Socdaal Uu Ku Tegay Degmooyinka Gebogebo Iyo Faqa-ayuub,Sikululna Udhaliilay Siyaasada Ay Xisbiyada Mucaaradku Ku Ololaynaayan.
  • Daawo:-Madaxweyne Silaanyo Ka Jawaabay Eedaymaha Uga Yimaada Xisbiyada Mucaaradka,Dadweynaha Reer Somaliland-na Ugu Baaqay Inay Dorashada Udiyaargarooban.
  • Daawo:-Siyaasi Muuse Askar Oo Xisbiyada Mucaaradka Ku Eedeyey In Ay Kaadhadhka Codbixintu Iibsaayaan Baaq Nabadeed-na U Diiray Beelaha Dirirtu Ku Dhexmartay  Degaanka Dararweyne.
  • Daawo:-“Musharaxaanu Wadnaa Wuxuu La Fagaare Yimid Sidii ictiraafka Loo Heli Lahaa Iyo Sidii Uu Wadankeena Ugu Ilaahinlaa Cadawga “Xildhibaan Obama.
  • Daawo:-Jilayaasha Caanka Ee Sooraan iyo Jawaan Oo Soo Saaray Riwaayad Qosol Badan Iyo Fariinta Ay Xanbaarsantahay Riwaayadu.
  • Daawo:-Samafale Coldoon Oo Xabsiga Burco Kusoo Bandhigey Nin Mudo Badan Ku Xidhnaa, Baaq Uu Bulshada Udirey Iyo Xog-waranka Maxbuuska.
  • Daawo:-“Wasiirku Gurmad Weynbuu Soo Geystay  Waanu Uga Mahad Naqaynaa Wasiir Cali Mareexan Diyaarada Daawada Ee Uu Nasoo Gaadhsiiyey” Wasiir Xaglo Toosiye Oo Raali Gelin Ka Bixiwey War Si Khaldan Uga Baxay.
  • Xisbiga KULMIYE Oo Ka Gaabsaday Inuu Faah-faahin Ka Bixiyo Kulan La Sheegay Inuu Dhexmaray Muuse Biixi Iyo Madaxwayne Farmaajo.
  • Madaxtooyada Somaliland Oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Bixisay Munaasibad Hotelka Marwada Madaxweyne Siilaanyo Ka Dhacay+Madaxweyne Silaanyo Oo Aan Waxba Kala Sucon Musuqa Ay Marwadiisu Ku Kacday.
More FEATURES