Qaabkee Qaad Lagu joojin Karaa Ma Qorshe Mise Go’aan by hamse riraash.
Gebo Gebo News




May 11th, 2018
Qaabkee Qaad Lagu joojin Karaa Ma Qorshe Mise Go’aan by hamse riraash.

Sida aad wada ogtihiin ama aqligiina ku haysaan ,shayga aad gu yeedhaan “Qaadku waa walax ay ku dhex jirto maandooriyad badasha caqliga iinsaanka ah. Axadkii cuna iyo axadk aan u cunin had iyo jeer way kala duwan yihiin.

 

I saga oo ka baxaa arlo fara badan oo ku kala yaala qaaradaha Asiya iyo Afrikaba. Mid kastaaba waxa uu ugu yeedhaa magac u gooni ah. qaarkood baa u yiqaana inuu yahay Awliyo. Somaalida dhexdeedana aad buu ugu faafay.Wuxuuna la saaxiibay culimada aqoonyahanada iyo wax garadkii. wuxuu la falgalay dhaqankooda. Hadii gar la goynayo qaad la’aan ma dhacayso. Haddii arrimo kale laxalinaayana. Qaad la’aan lama xalin karro. Hadii qaad a waayana wax kala soconayaa haba yaraatee ma

 

jirayso.

Waxa kaloo yaab leh oo indhahaaga ku arkasaaa siduu u noqday shay aad iyo aad u qiimo badan.

Maalin dhawayd bay ahayd mar uu qof ugu yidhi. miyaad garanaysaa meeshuu qaadku ku yimi?! Markaasaan ugu jawaabay. Maya! markaasuu iigu jawaabay. Aniga haddaba kuu sheegayee meesha uu ka yimidee dhegahaaga ii raarici Markaasaan ku idhi ii sheeg. Niyahow waxaadba u u eeg tahay nin faa’do lehee.

Dabeedna waxa uu igu yidhi, baryo hadda laga joogoo kumaan kunoo sannadood ka hor ayaa waxa is raacay saddex nin oo la kala yidhaado Dul-Qarnayn, Khidir iyo Nabi Muuse. Sedexdaasina waxay baadi goobayeen wax la yidhaahdo maa’ul xayaat ama biyihii nolosha. Seddexdooduba waxay ka kala radaadinayeen seddexda jiho. dabeeto waxa ku guulaysanaya inuu hello Dul-Qarnayn biyihii. Dul-Qarnayna isla markiibaa wuxuu baadi doonayaa labadii kale si ay ula cabbaan. Markay labadii kale isasoo dul taageen meeshii,ayay arkeen biyihii oo qalalay.

Meeshii ay biyihii ka qalaleen isla markiiba waxa ka soo mudhyidhi geed. Geedkaasina waxa uu ahaa geedka maanta Qaadka ( Jaadka ) loo yaqaan oo aynu hadda arkayno!!!!

Markii uu ninkii dhameeyay qisadii ayaan aad ula yaabayaa. ugu danbayntii waxaan ku qanciyayaa inayna arrintan waxbaba ka jirin, isla markaasina ay tahay been iyo buunbuunin ay dhegaheenoo kaliya maqleen. Waxaan kaloo ku qancinayaa inuu qur’aankeenu inoo sheegay seddexdoodaba haddii aad akhrididna ka dhex helaysid inay ahaayeen dad saalixiin ahaa ayna suura gal ahayn inay ummada u beeraan wax iyaga dhibaya.

Haddaba aynu u soo noqono casrigeena Kan. qaadku. Imiga waxaad moodaa inuu si fiican ugu faafay bulshdeena dhibna uu ku Hayo.
“!

Hadaba dawladda waxaan u soo jeedinayaa inay qaadka wax ka qabtaan xataa hadii ayna si kale u awoodi karin. Waa inay ku samaysaa cashuur aad u qaali ah!

Maxaa yeelay marka cashuurta lugu qaaliyeeyo qaadku aad buu u kacayaa qiimihiisu. Hadii ay qiimihiisu kor u kacana taasi waxay saamaynaysaa dadweynaha oo iibsan kari waayaya xataa iyaga laftirkoodaa is odhanaya kala dhima bahalka oo laga yaabaabaaba inay dadweynuhu ay maalin kaliya ka dhigtaan.

Haddii ay arrintasau si socotana aakhirarataankii waxay is noqon doontaa mid aad u yaraysa cunistiisa. Taasina laga yaabaa inay dadka badankoodu iska dhaafaan oo ay joojiyaan gabi ahaantiisba>
Hamse riraash

Features

  • Daawo:Mid Ka midaa Beelihii Ku Dagaalamayay Ceel-afweyn Oo Xabad-joojin Ku Dhawaaqay,Madaxweyne Biixiina Ka Codsaday In Xorriyadiisa U Soo Celiyo Boqor Buurmadow.
  • Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Wakhtiga Ay Itoobiya Bilaabayso Dhismaha Jidka Berbera Iyo Wajaale.
  • Wasiiradda Shaqo-gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Oo Bilawday Quudinta Dadka Maskaxda Ka Xanuunsanaya Iyo Derbi Jiifka.
  • Daawo:Mujaahid Aadan Ciise Oo Dhaalilo Ujeediyey Xildhibaano Uu Sheegey Inay Colaad Ka Hurinayaan Berbera,Kana Hadlay Diyaar Garaw La’aan Ka Jirta Xuska 18 May Ee Burco.
  • “Boqorka Waxaa Loo Xidhay Muran Ka Dhaxeeya Kulmiye Dhexdiisa” Gudoomiye Ciro Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadaw.
  • Daawo:-Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Muddo Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Muuqdey ,Weerarayna Madaxda Maamulka Xamar.
  • Daawo:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Dhawaajiyey In Lagu Taageero Xukuumada Uu Soo Dhiso,Laguna Samro Qalinkiisa.
  • Daawo:-Siyaasi Cabdilaahi Yuusuf Ka Oo Hadlay Ujeedada Udarnaa Socdaal Uu Ku Tegay Degmooyinka Gebogebo Iyo Faqa-ayuub,Sikululna Udhaliilay Siyaasada Ay Xisbiyada Mucaaradku Ku Ololaynaayan.
  • Daawo:-Madaxweyne Silaanyo Ka Jawaabay Eedaymaha Uga Yimaada Xisbiyada Mucaaradka,Dadweynaha Reer Somaliland-na Ugu Baaqay Inay Dorashada Udiyaargarooban.
  • Daawo:-Siyaasi Muuse Askar Oo Xisbiyada Mucaaradka Ku Eedeyey In Ay Kaadhadhka Codbixintu Iibsaayaan Baaq Nabadeed-na U Diiray Beelaha Dirirtu Ku Dhexmartay  Degaanka Dararweyne.
  • Daawo:-“Musharaxaanu Wadnaa Wuxuu La Fagaare Yimid Sidii ictiraafka Loo Heli Lahaa Iyo Sidii Uu Wadankeena Ugu Ilaahinlaa Cadawga “Xildhibaan Obama.
  • Daawo:-Jilayaasha Caanka Ee Sooraan iyo Jawaan Oo Soo Saaray Riwaayad Qosol Badan Iyo Fariinta Ay Xanbaarsantahay Riwaayadu.
  • Daawo:-Samafale Coldoon Oo Xabsiga Burco Kusoo Bandhigey Nin Mudo Badan Ku Xidhnaa, Baaq Uu Bulshada Udirey Iyo Xog-waranka Maxbuuska.
  • Daawo:-“Wasiirku Gurmad Weynbuu Soo Geystay  Waanu Uga Mahad Naqaynaa Wasiir Cali Mareexan Diyaarada Daawada Ee Uu Nasoo Gaadhsiiyey” Wasiir Xaglo Toosiye Oo Raali Gelin Ka Bixiwey War Si Khaldan Uga Baxay.
  • Xisbiga KULMIYE Oo Ka Gaabsaday Inuu Faah-faahin Ka Bixiyo Kulan La Sheegay Inuu Dhexmaray Muuse Biixi Iyo Madaxwayne Farmaajo.
  • Madaxtooyada Somaliland Oo Lacagtii Ugu Badnayd Ku Bixisay Munaasibad Hotelka Marwada Madaxweyne Siilaanyo Ka Dhacay+Madaxweyne Silaanyo Oo Aan Waxba Kala Sucon Musuqa Ay Marwadiisu Ku Kacday.
More FEATURES