Khasaaraha Dhabta Ah Ee Dagaalkii Shalay Dhex-Maray Somaliland Iyo Maamulka Putland.
Gebo Gebo News

May 16th, 2018
Khasaaraha Dhabta Ah Ee Dagaalkii Shalay Dhex-Maray Somaliland Iyo Maamulka Putland.

Burco (Gebogebonews)-Iyada oo uu istaagay dagaalkii ka socdey aaga Tukaraq ee gobolka Sool ee u dhexeeyey ciidamadda qaranka Somaliland iyo kuwa maamul gobolleedka Puntland ayaa waxa Dagaalkaasi uu gaystay dhimasho iyo dhaawac badan.

 

 

khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi Ayaa waxaa  noo suurto gashay in aan ogaano inta uu leeg tahay dhimashada iyo dhaawaca labada dhinac iyo saanada ciidan ee labada Ciidan kala qabsadeen.

 

 

Khasaaraha gaadhay Maamul gobolleedka Puntland.

 

Dhimasho 54 Askari oo ay ku jiraan lix taliye halka warar xoogani sheegayaan in isna uu dhimashada ku jiro taliyahii Ciidanka Daraawiishta
70 Askari oo dhaawac ah
31 Maxbuus waa laga qabtay
8 Gaadhi waa laga gubay
14 gaadhi oo laba kaari yihiin waa laga qabsaday

 

 

Khasaaraha Somaliland la Gaadhsiiyay

 

 

12 Askari oo dhimasho ah oo uu ku jiro hal saarkaal

19 Dhaawac ah

Laba gaadhi oo laga gubay oo mid ka mid ah ay ku naf waayeen shan Askari oo saarnaa

Hal Beebee oo laga qabsaday Somaliland

Xigasho: Hangool

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

106 Views

Features

  • “ Dagaalka Dhumay Inuu Soo Jiitantamo Muddo Inta Leeg Waa Guul Daro Siyaasadeed” Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
  • Qalbi Dhagax Oo Loo Qorsheeyey In Shirqool Lagu Dilo + Cidda Qorsheysay Iyo Qaabka Uu Uga Badbaaday.
  • Daawo:Ex Wasiir Cali Mareexan Oo Sikulul Ugu Jawaaabay Eedaymo Musuq-maasuq Oo Loo Soo Jeediyey.
  • “Ka Daalimayno Raadinta Xaquuqda Burco” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Burco Oo Maayir Muraad Ku Taageeray Hadaladii Uu Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
  • Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
  • Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyey Qoys Danyara Oo La Nool Xanuunada HIV Aids-ka Iyo Dhimirka.
More FEATURES