‘’Muuse Biixi iyo dowladdiisa gooni-goosadka ah Waxaan u sheegayaa in Puntland “Madaxweyne Gaas Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaal Tuke-raq
Gebo Gebo News

May 17th, 2018
‘’Muuse Biixi iyo dowladdiisa gooni-goosadka ah Waxaan u sheegayaa in Puntland “Madaxweyne Gaas Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaal Tuke-raq

Bosaaso(Gebogebonews)-Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka gobolka Sool, gaar ahaan deegaanka Tuka-Raq ayaa sheegay in Puntland diyaar u tahay inay difaacato dhulkeeda.

 

 

Wuxuu sheegey in Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliland uga digayo sida uu hadalka u dhigay weerarka uu ku hayo deegaannada Puntland.

 

 

‘’Waxaan rabaa Muuse Biixi iyo dowladdiisa gooni-goosadka ah in aan u sheego in Puntland diyaar u tahay in ay dhulkeeda difaacato, iska celiso cid kasta oo ku soo duusha, waxey ku socdaan xaq darro dhul aysan laheyn ayeey rabaa in ay xoog ku qabsadaan, suurtagalna ma’aha ayuu yidhi Cabdiwali Gaas.

 

 

.

 

 

Madaxweyne Gaas ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan Puntland sida uu hadalka u yidhi in ay u diyaar-garoobaan difaaca dhulkooda’’ Waxaan ugu baaqayaa dhamaan shacabka reer Puntland in ay u diyaargaroobaan difaaca dhulkooda, in ay u diyaargaroobaan dagaal, in ay u diyaargaroobaan in ay sharaf ku noolaadaan, waad ogtihiin Muuse Biixi halka uu ka yimid, Hargeysa ayuu ka yimid, waxaa uu rabaa in uu Tuka-raq isaga oo jooga nabad ku naaloodo’’ ayuu hadalkiisa sii raaciyay Gaas.

 

32 Views

Features

  • Daawo: Murashax Xil: Khalid Xasan Oo Naqdiyay Warbixintii Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Wakiilada Iyo Lacago Uu Musuqay Xil:Nasir Cali Shire Oo Uu Soo Bandhigay.
  • Maxaa ka jira in kala diraayo ciidanka Liyuu boolis ee ka jira degaanka Soomaalida Itoobiya?
  • Ex Madaxweyne Silaanyo Oo Codsi Ay Shirkada DP World Usoo Dhiibtay Ula Tagay Madaxweyne BIIXI Iyo Jawaabta Uu Ka Helay.
  • Qalbi Dhagax Oo Loo Qorsheeyey In Shirqool Lagu Dilo + Cidda Qorsheysay Iyo Qaabka Uu Uga Badbaaday.
  • Daawo:Ex Wasiir Cali Mareexan Oo Sikulul Ugu Jawaaabay Eedaymo Musuq-maasuq Oo Loo Soo Jeediyey.
  • “Ka Daalimayno Raadinta Xaquuqda Burco” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Burco Oo Maayir Muraad Ku Taageeray Hadaladii Uu Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
  • Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
  • Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyey Qoys Danyara Oo La Nool Xanuunada HIV Aids-ka Iyo Dhimirka.
  • Masuuliyiin Xilal Ka Haya Xukuumada Somaliland Oo Muujiyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Xiisada Ka Taagan Ceel-Afweyn Kana Soo Muuqday Madal Dabka Loogu Sii Shidaayey Xiisadaasi.
  • Daawo:Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Heerkay Taagan Tahay Nabadgelyada Somaliland Hanjabaadna Udiray Putland.
  • “Dadka Arintaa Wadaa Waa Dad Darojooyina Haysta Kuna Nabadgala ” Xukumada Oo Soo  Saartay Amaro Ay Xal Ugu Raadinayso Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Ceelafweyn.
  • Dagaalkii Ceel-afweyn Oo Waji Cusub Yeeshay + Cabsi Laga Qabo In Uu Mar Kale Dib U Qarxo Iyo Xukuumadda Oo Afka Ka Xidhatay.
  • ” Waxaanu Cadaynaynaa In Habar Yoonis Oo Dhami Dagaalka Ceelafweyn Udhantahay Oo Qaar Ku Dhaawacmeen ” Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo Ujawaabay Boqor Faysal.
More FEATURES