Xalka Colaada Ceel-Afweyn (5 Qodob): Ku Socota Madaxweynaha Somaliland
Gebo Gebo News

May 18th, 2018
Xalka Colaada Ceel-Afweyn (5 Qodob): Ku Socota Madaxweynaha Somaliland

 

Mudane madaxweyne marka dib loo eego sida ay Guurtidu hawshaa adag uga soo baxeen waxa kuu soo baxaysa waa iyaga oo samir iyo wakhti badan u huray, duurka u seexday. Ta labaadna ay ahayd in wax kasta oo guurtida ku baxaaya ay labada dhinac ka masuul oo marti loo ahaa.

Hadaba anigu waxa aan ku talin lahaa Shantan Qodob:-

1. In la sameeyo Guddi Xeer-Beegti ah oo adag isla markaana kalsooni buuxda lagu qabo oo laga ilaaliyo in lagu farogeliyo hawshooda, Gudidaas oo samir/dulqaad u leh wakhti kasta oo ay qaadanayso hawshani.

2. Si arrinta looga sal gaadho oo colaada loo soo afjaro, Dawladu keliya waa in ay qabanqaabinta Gudida mooyaane aanay wax talo iyo taakulo ah siinin Xeer-Beegtida si ay madax bannaani u dareemaan.

3. In wax kasta oo lagu heshiiyo la fuliyo isla markaana ay Xeer-Beegtidu ku ilaaliso laba dhinac wixii lagu heshiiyay.

4. Ciddii jebisa wixii lagu heshiiyana Xukunkeeda/Ganaaxeeda ay Xeer-Beegtidu yeelato.

5. Waa in Xooga iyo Xooolaha ku baxayaa Xeer-Beegtida marti looga ahaado labada Beelood iyo Bulsho weynta Somaliland.

Allah Ha Sahlo

Qalinkii: Maxamed Siciid Cali

E-Mail: Realmohamed@outlook.com

140 Views




Features

  • Daawo:Tirada Dad Ugeeriyooday Xanuunka Gawracatada Oo Ka Dilaacay Gobolka Saraar Iyo Masuulinta Gobalkaasi Oo Ka Hadlay.
  • Daawo:Madaxweyne Biixi Oo Masuliyinta Gudida Qandaraasyada Qaranka Ku Tilmaamay Masuuliyin Ka Dhabeeyeen Himiladii Qaranku Lahaa.
  • Daawo:Khudbad Sanadeedkii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Hor Jeediyey Golaha Baarlamaanka.
  • Madaxweyne Biixi Oo Maamulka Puntland Ku Eedeeyay Inay Ciidammo Falal Amni Darro Ah Wada Soo Geliyeen Gudaha Somaliland.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES