Madaxweyne Biixi Iyo Wafti Uu Hoggaaminaayo  Oo Ka Ambabaxay Hargeysa, Halka Ay Ku Sii Jeedo Iyo Ujeedka Socdaalkoodu Daran Yahay.
Gebo Gebo News

May 24th, 2018
Madaxweyne Biixi Iyo Wafti Uu Hoggaaminaayo  Oo Ka Ambabaxay Hargeysa, Halka Ay Ku Sii Jeedo Iyo Ujeedka Socdaalkoodu Daran Yahay.

Hargeysa(Gebogebonews)-Wafti uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhaweyd madaarka Hargeysa kaga dhoofay diyaarada Helicopter ah.

 

Madaxweynaha ayaa waxaa uu safarkiisan ku tagi doonaa deeganadii ay ku dhufatey duufaantii isla markaana waxaa safarkiisan ku wehelinaya xubno wasiirro ah oo ay ka mid yahiin wasiirka arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire, iyo wasiirka wasaaradda Beeraha Axmed Muumin Seed.

 

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo socdaal cirka ah ku gaalaabixinayay maalmihii u dambeeyay deegaanada gobolada Awdal iyo Selal ee roobabkii duufaanta watay ay ku dhufteen ayaa gaadhsiiyay gurmadyo kala duwan oo isugu jiray cunto, biyo, dawo iyo dhar.

 

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

 

122 Views




Features

  • Xildhibaan Baydhabo Lagu Dilay iyo Rabshadaha Ka Socda Baydhabo Oo Sii Xoogeystay. 
  • Wafti Uu Hoggaaminayo Suldaanka Guud Ee Beelaha Warsan-geli Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoowe, Madaxweyne Cabdiwali Gaas Oo  Uu Kulan La Yeeshay.
  • Xisbiga WADDANI Oo Markale Ku Baaqay In Si Dhakhso Ah Loo Kala Diro Xubnaha Guddida Koomiishanka Doorashooyinka.
  • Daawo:Gudida Qandaraasyada qaranka Oo Shaaciyey Tartan Loo Gelaayo 5 Mashruuc Oo Laga Hirgelinaayo Gobolada Dalka.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
  • Qalbi Dhagax Oo Loo Qorsheeyey In Shirqool Lagu Dilo + Cidda Qorsheysay Iyo Qaabka Uu Uga Badbaaday.
  • Daawo:Ex Wasiir Cali Mareexan Oo Sikulul Ugu Jawaaabay Eedaymo Musuq-maasuq Oo Loo Soo Jeediyey.
  • “Ka Daalimayno Raadinta Xaquuqda Burco” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Burco Oo Maayir Muraad Ku Taageeray Hadaladii Uu Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
  • Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
More FEATURES