“Somaliland Dagaalka Cadawga Way Iska Difacaysa” Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadley Dagaalkii Saaka Ee Tuko-raq, Mar Kale-na Hanjabaad Diray.
Gebo Gebo News

May 24th, 2018
“Somaliland Dagaalka Cadawga Way Iska Difacaysa” Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadley Dagaalkii Saaka Ee Tuko-raq, Mar Kale-na Hanjabaad Diray.

Saylac (Gebogebonews)-Madaxweynaha Somaliland Oo ku sugan magaalada Saylac ayaa waxaa uu ka Hadley dagaalka saaka ku dhex maray deeganka Tuko-raq cidamada Somaliland iyo kuwa Puntland .

 

Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland dhinac na iska difaaceyso dhinac-na ay  Ugu Gurmanayso Dadka Ku Waxyeeloobay Dufaanadii Ku Dhuftay Deegaanada Gobolada  Awadal Iyo Selel.

 

 

” Somaliya saaka weerar bay inagu soo qaadey , dagaalkii hada wuu socda dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ba wuu jiraa , waana wax binu aadam nimada ka baxsan in bil ramadaan dad gurmad ku jira la soo weeraro ,Balse waxaanu u sheegaynaa Somaliland horumarkeeda waa ay daafaceysaa oo hore ayey u soconeysaa , Somaliland nabad u jeeda ee dagaal uma jeedo , Somaliland dhinac na wey iska difaaceysaa , dhinac na gurmadka ayey ka wadeysaa ” ayuu yidhi madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

22 Views

Features

  • Daawo:”Wadahadal Ayaan Ugu Baaqaya Walaaladayda Reer Sool Ee Puntland Jooga “Saleeban C Koore
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
  • Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyey Qoys Danyara Oo La Nool Xanuunada HIV Aids-ka Iyo Dhimirka.
  • Masuuliyiin Xilal Ka Haya Xukuumada Somaliland Oo Muujiyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Xiisada Ka Taagan Ceel-Afweyn Kana Soo Muuqday Madal Dabka Loogu Sii Shidaayey Xiisadaasi.
  • Daawo:Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Heerkay Taagan Tahay Nabadgelyada Somaliland Hanjabaadna Udiray Putland.
  • “Dadka Arintaa Wadaa Waa Dad Darojooyina Haysta Kuna Nabadgala ” Xukumada Oo Soo  Saartay Amaro Ay Xal Ugu Raadinayso Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Ceelafweyn.
  • Dagaalkii Ceel-afweyn Oo Waji Cusub Yeeshay + Cabsi Laga Qabo In Uu Mar Kale Dib U Qarxo Iyo Xukuumadda Oo Afka Ka Xidhatay.
  • ” Waxaanu Cadaynaynaa In Habar Yoonis Oo Dhami Dagaalka Ceelafweyn Udhantahay Oo Qaar Ku Dhaawacmeen ” Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo Ujawaabay Boqor Faysal.
  • Dawladda Somaliya Oo Diyaarado Hub Ah Ka Dejisay Madaarka Garoowe Iyo Dalka Hubkaas Ugu Deeqay Farmaajo.
  • Wasiiradda Shaqo-gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Oo Bilawday Quudinta Dadka Maskaxda Ka Xanuunsanaya Iyo Derbi Jiifka.
  • Daawo:Mujaahid Aadan Ciise Oo Dhaalilo Ujeediyey Xildhibaano Uu Sheegey Inay Colaad Ka Hurinayaan Berbera,Kana Hadlay Diyaar Garaw La’aan Ka Jirta Xuska 18 May Ee Burco.
  • “Boqorka Waxaa Loo Xidhay Muran Ka Dhaxeeya Kulmiye Dhexdiisa” Gudoomiye Ciro Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadaw.
  • Daawo:-Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Muddo Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Muuqdey ,Weerarayna Madaxda Maamulka Xamar.
  • Daawo:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Dhawaajiyey In Lagu Taageero Xukuumada Uu Soo Dhiso,Laguna Samro Qalinkiisa.
  • Daawo:-Siyaasi Cabdilaahi Yuusuf Ka Oo Hadlay Ujeedada Udarnaa Socdaal Uu Ku Tegay Degmooyinka Gebogebo Iyo Faqa-ayuub,Sikululna Udhaliilay Siyaasada Ay Xisbiyada Mucaaradku Ku Ololaynaayan.
More FEATURES