Daawo:Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Hadley Qaraxii Saaka Ka Dhacay Addis Ababa Iyo Cida Uu Ku Eedeeyey
Gebo Gebo News

June 23rd, 2018
Daawo:Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Hadley Qaraxii Saaka Ka Dhacay Addis Ababa Iyo Cida Uu Ku Eedeeyey

Addis(Gebogebonews)-Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abbiy Ahmed oo goor dhaweyd la Hadley telefishanka qaranka dalka Itoobiya waxaa uu ka Hadley qarax goor dhaweyd ka dhacay madal uu tageerayaashiisa khudbad ugu jeedinaayey oo Addis Abab ku Taala .

Raysal Wasaaraha oo Hadalkiisa ku jeedinaayey afka Axmaarada ayaa sheegay in qaraxani aheyn mid dibada laga soo abaabulay balse uu yahay mid gudaha dalka Itoobiya Ah , isla markaana baadhis lagu sameyn doono , qaabka uu u hir galay maadama oo ay goobta ilaalinaayey ciidamo xoogan

541 Views




Features

  • Daawo:Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Beeraha Somaliland Ayaa Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Laga Hir Geliyey Degaanka BEER Ee Gobolka Togdheer
  • Madaxweynaha Jabuuti Oo Shaaciyey Cabsida Uu Ka Qabo Kacdoono Dalkiisa Ka Dhaca.
  • Daawo:Masuuliyinta Gobalka Saraar Oo Dhaxdhigay Dhismayaal Ay Shirkada Asli Maydi Ka Dhisayso Kantoralka Degmada War-idaad.
  • Daawo: Dalada DAMAL Oo Mashaariic Iska Wax U Qabso Ah Ka Bilaabay Xerada Ciidanka Milatariga Gobolka Togdheer
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES