Dabley Hubaysan Oo Weerar Ku Qaaday Qaar Kamida Saldhigayada Booliska Ee Gobalka Sool Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
Gebo Gebo News

June 24th, 2018
Dabley Hubaysan Oo Weerar Ku Qaaday Qaar Kamida Saldhigayada Booliska Ee Gobalka Sool Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

Sool (Gebogebonews)-Dablay Hubaysan Oo Ka Socda Maamul Goboleedka puntland ayaa saddexdii habeenimo ee xalay weerar ku qaaday Qaar Kamida saldhigyada Booliska ee magaalada Laascaanood.

 

 

 

is-rasaasayn Dhexmartay Labada Dhinac Ayaa waxay Ku Gaadhay Waabarigii Lama Xaqiijin Khasaaraha Ka Dhashay Israsaysayntaasi.

 

 

 

Gudoomiyaha Cusub Ee Madaxweynaha Maamulka Puntland Dhawan Usoo Magaacay Gobolka Sool ee Puntland Abuubakar Cabdi Geele Oo Isagu Arintaasi Ka Hadlay ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan Puntland ay Xalay weerar ku qaaadeen 2 Saldhig oo ku yaala Magaalada laascaanood,Islamarkaasina Ay weerarkaasi Ciidamadoodu ku guuleysteen iney Xabsiyadaasi ka siidaayeen Maxaabiis u xidhnaa Somaliland.

 

 

 

Mas’uuliyiinta gobolka Sool iyo madax ciidanka booliska Ee Somaliland ayaan wali Iyagu ka Hadal weerarkan iyo khasaaraha ka dhashay.

 

 

 

 

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

1010 Views

Features

  • Daawo:komishanka Maamul Wanaaga Iyo La Dagaalanka Musuq-maasuqa Oo Burco Ka Bilaabay La Xisaabtanka Masuuliyiinta Laamaha Dawlada Togdheer.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
  • Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
  • Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyey Qoys Danyara Oo La Nool Xanuunada HIV Aids-ka Iyo Dhimirka.
  • Masuuliyiin Xilal Ka Haya Xukuumada Somaliland Oo Muujiyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Xiisada Ka Taagan Ceel-Afweyn Kana Soo Muuqday Madal Dabka Loogu Sii Shidaayey Xiisadaasi.
  • Daawo:Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Heerkay Taagan Tahay Nabadgelyada Somaliland Hanjabaadna Udiray Putland.
  • “Dadka Arintaa Wadaa Waa Dad Darojooyina Haysta Kuna Nabadgala ” Xukumada Oo Soo  Saartay Amaro Ay Xal Ugu Raadinayso Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Ceelafweyn.
  • Dagaalkii Ceel-afweyn Oo Waji Cusub Yeeshay + Cabsi Laga Qabo In Uu Mar Kale Dib U Qarxo Iyo Xukuumadda Oo Afka Ka Xidhatay.
  • ” Waxaanu Cadaynaynaa In Habar Yoonis Oo Dhami Dagaalka Ceelafweyn Udhantahay Oo Qaar Ku Dhaawacmeen ” Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo Ujawaabay Boqor Faysal.
  • Dawladda Somaliya Oo Diyaarado Hub Ah Ka Dejisay Madaarka Garoowe Iyo Dalka Hubkaas Ugu Deeqay Farmaajo.
  • Wasiiradda Shaqo-gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Oo Bilawday Quudinta Dadka Maskaxda Ka Xanuunsanaya Iyo Derbi Jiifka.
  • Daawo:Mujaahid Aadan Ciise Oo Dhaalilo Ujeediyey Xildhibaano Uu Sheegey Inay Colaad Ka Hurinayaan Berbera,Kana Hadlay Diyaar Garaw La’aan Ka Jirta Xuska 18 May Ee Burco.
  • “Boqorka Waxaa Loo Xidhay Muran Ka Dhaxeeya Kulmiye Dhexdiisa” Gudoomiye Ciro Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadaw.
  • Daawo:-Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Muddo Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Muuqdey ,Weerarayna Madaxda Maamulka Xamar.
More FEATURES