Shir Weynihii Beesha GARXAJIS Oo Maalintii Labaad Galay + Jawiga Saaka Iyo Siyaasiyiinta Xisbiga Waddani Oo Ku Kaliyeystay.
Gebo Gebo News

June 24th, 2018
Shir Weynihii Beesha GARXAJIS Oo Maalintii Labaad Galay + Jawiga Saaka Iyo Siyaasiyiinta  Xisbiga Waddani Oo Ku Kaliyeystay.

Burco (Gebogebonews)-Shir weynihii Beesha Garxajis, ayaa si rasmi ah shalay galab uga furmay Buurta Gacanlibaax, kaasi oo ay kasoo qayb-geleen ergooyin kal kala socda dhammaan-ba Ardaayada Beesha Garxajis, shir weynaha loogu magacaabay Tol-wanaaje Laba ee beel weynta Garxajis, ayaa ilaa hadda si habsami ah uga socda Buurta Gacanlibaax.

 

 

Salaadiinta, Boqorada ugaas-yada Cuqaasha, iyo badi madax-dhaqameedka Beesha Garxajis oo ka kala yimi Gobolada, Sanaag, Tog-dheer, Saaxil, Maroodijeex, Daad-madheedh iyo ergooyin ay soo xuleen ayaa soo buuxiyey madasha shirka.

 

 

Shirkan Beesha Garxajis ee Tol-wanaaje laba , ayaa waxa si rasmi ah u furey furiteenkiisii Suldaan Maxamed Cabdiqaadir,waxaana lagu wadaa in lasoo gunaanado maalinta Khamiista ee fooda inagu soo haysa.

 

Sidoo  kalene waxa furitaankii shir weynaha Beesha Garxajis ka qayb-galay Qaar Kamida siyaasiyiinta beesha,  Gaar Ahaa Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Ay kamid  Yihiin  Prof Ismaaciil Buubaa, Siyaasi Axmed Mirre Maxamed, Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, Xildhibaan Dheeg iyo weliba siyaasiyiin kale Oo miisaan culus.

 

 

Xogaha Ay Shebekada Gebogebonews Ka Helayso Shirka Ayaa Sheegaaya In Qodobada Laga Hadlaayo Shirka Ay Ka Mid yihiin,

Sidii Loo Damin Lahaa Colaada Soo Noqnoqatay Ee Ka Taagan Degmada Ceelafweyn Iyo Sidii Mawqif Midaysan Looga Qaadan Xukumada Uu Hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ay Beeshani Saluugsantahay Saamiga Uu Xukumadiisi Ka Siiyey.

 

 

 

 

 

Image may contain: 3 people
Image may contain: 4 people, text
Image may contain: 2 people
Image may contain: 3 people
Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: 2 people, people standing and text
Image may contain: 3 people, people standing and hat
Image may contain: 4 people, people standing
Image may contain: 5 people, including Sayid Cabdi, people sitting
Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: 1 person, standing
Image may contain: 5 people, food
Image may contain: 12 people
Image may contain: 4 people
Image may contain: 1 person, on stage
Image may contain: 3 people, including Suxufiyad NaFisa ApdilaHi, people sitting
Image may contain: one or more people and people standing
Gebogebonews.com
Gebogebonews@gmail.com
234 Views

Features

  • Daawo:komishanka Maamul Wanaaga Iyo La Dagaalanka Musuq-maasuqa Oo Burco Ka Bilaabay La Xisaabtanka Masuuliyiinta Laamaha Dawlada Togdheer.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
  • Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
  • Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyey Qoys Danyara Oo La Nool Xanuunada HIV Aids-ka Iyo Dhimirka.
  • Masuuliyiin Xilal Ka Haya Xukuumada Somaliland Oo Muujiyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Xiisada Ka Taagan Ceel-Afweyn Kana Soo Muuqday Madal Dabka Loogu Sii Shidaayey Xiisadaasi.
  • Daawo:Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Heerkay Taagan Tahay Nabadgelyada Somaliland Hanjabaadna Udiray Putland.
  • “Dadka Arintaa Wadaa Waa Dad Darojooyina Haysta Kuna Nabadgala ” Xukumada Oo Soo  Saartay Amaro Ay Xal Ugu Raadinayso Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Ceelafweyn.
  • Dagaalkii Ceel-afweyn Oo Waji Cusub Yeeshay + Cabsi Laga Qabo In Uu Mar Kale Dib U Qarxo Iyo Xukuumadda Oo Afka Ka Xidhatay.
  • ” Waxaanu Cadaynaynaa In Habar Yoonis Oo Dhami Dagaalka Ceelafweyn Udhantahay Oo Qaar Ku Dhaawacmeen ” Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo Ujawaabay Boqor Faysal.
  • Dawladda Somaliya Oo Diyaarado Hub Ah Ka Dejisay Madaarka Garoowe Iyo Dalka Hubkaas Ugu Deeqay Farmaajo.
  • Wasiiradda Shaqo-gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Oo Bilawday Quudinta Dadka Maskaxda Ka Xanuunsanaya Iyo Derbi Jiifka.
  • Daawo:Mujaahid Aadan Ciise Oo Dhaalilo Ujeediyey Xildhibaano Uu Sheegey Inay Colaad Ka Hurinayaan Berbera,Kana Hadlay Diyaar Garaw La’aan Ka Jirta Xuska 18 May Ee Burco.
  • “Boqorka Waxaa Loo Xidhay Muran Ka Dhaxeeya Kulmiye Dhexdiisa” Gudoomiye Ciro Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadaw.
  • Daawo:-Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Muddo Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Muuqdey ,Weerarayna Madaxda Maamulka Xamar.
More FEATURES