Talyaaniga Iyo Malta Oo Isku Tuurtuuray Qaabilaada Doon Sidda Ku Dhawaad 230 Muhaajiriin Ah Oo Ku Xidhatay Malta.
Gebo Gebo News

June 24th, 2018
Talyaaniga Iyo Malta Oo Isku Tuurtuuray Qaabilaada Doon Sidda Ku Dhawaad 230 Muhaajiriin Ah Oo Ku Xidhatay Malta.

Malta (Gebogebonews)-Ku dhawaad 230 Muhaajiriin ah oo uu soo badbaadiyey markab laga leeyahay dalka Jarmlaka ayaa Khamiisti halkaasi gaadhay.

 

 

 

 

Ra’isal wasaaraha Malta ayaa wuxuu sheegay inuu Talyaanigu Xaq ulahayn inuu Malta weydiiyo iney muhaajiriintaasi ay maraakiibta samafalayaashu soo badbaadiyeen qaabisho.

 

 

 

Wasiirka arrimaha gudaha Talyaaniga Matteo Salvini ayaa wuxuu sheegay Malta iney qaabisho 226 muhaajiriinta ah balse shaqaalaha doonta wada ay xidho.

 

 

 

Balse madaxda dalka Malta ayaa si kulul uga jawaabtay hadalka talyaaniga ka soo yeedhay iyaga oo shegay “waddan madax bannaan ayeynu nahay cidna nooma yeedhin karto waxa aan sameyneyno iyo wax aanan dooneyn inaan sameyno midna”

 

 

 

 

Dhacda noocan oo kala ah horraanti bishan waxuu Talyaaniga uu Spain ku aaddiyey 630 Muhaajiriin ah oo uu Talyaanigu diiday inuu qaabilo.

 

 

 

 

 

Malta iyo Talyaanigaba waa ay diideen qaabilaadda dadkaasi muhaajiriinta ah iyaga oo sheegay markabka soo badbaadiyey inuu geeyo waddanka laga leeyahay inta uusan soo dhex gelin markab laga leeyahay dalkaasi Spain.

 

 

 

 

 

Gebogebonews.com
Gebogebonews@gmail.com

226 Views

Features

  • Daawo:komishanka Maamul Wanaaga Iyo La Dagaalanka Musuq-maasuqa Oo Burco Ka Bilaabay La Xisaabtanka Masuuliyiinta Laamaha Dawlada Togdheer.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
  • Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
  • Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyey Qoys Danyara Oo La Nool Xanuunada HIV Aids-ka Iyo Dhimirka.
  • Masuuliyiin Xilal Ka Haya Xukuumada Somaliland Oo Muujiyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Xiisada Ka Taagan Ceel-Afweyn Kana Soo Muuqday Madal Dabka Loogu Sii Shidaayey Xiisadaasi.
  • Daawo:Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Heerkay Taagan Tahay Nabadgelyada Somaliland Hanjabaadna Udiray Putland.
  • “Dadka Arintaa Wadaa Waa Dad Darojooyina Haysta Kuna Nabadgala ” Xukumada Oo Soo  Saartay Amaro Ay Xal Ugu Raadinayso Xiisada Dagaal Ee Ka Taagan Ceelafweyn.
  • Dagaalkii Ceel-afweyn Oo Waji Cusub Yeeshay + Cabsi Laga Qabo In Uu Mar Kale Dib U Qarxo Iyo Xukuumadda Oo Afka Ka Xidhatay.
  • ” Waxaanu Cadaynaynaa In Habar Yoonis Oo Dhami Dagaalka Ceelafweyn Udhantahay Oo Qaar Ku Dhaawacmeen ” Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo Ujawaabay Boqor Faysal.
  • Dawladda Somaliya Oo Diyaarado Hub Ah Ka Dejisay Madaarka Garoowe Iyo Dalka Hubkaas Ugu Deeqay Farmaajo.
  • Wasiiradda Shaqo-gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Oo Bilawday Quudinta Dadka Maskaxda Ka Xanuunsanaya Iyo Derbi Jiifka.
  • Daawo:Mujaahid Aadan Ciise Oo Dhaalilo Ujeediyey Xildhibaano Uu Sheegey Inay Colaad Ka Hurinayaan Berbera,Kana Hadlay Diyaar Garaw La’aan Ka Jirta Xuska 18 May Ee Burco.
  • “Boqorka Waxaa Loo Xidhay Muran Ka Dhaxeeya Kulmiye Dhexdiisa” Gudoomiye Ciro Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Boqor Buurmadaw.
  • Daawo:-Ex Wasiir Cali Mareexaan Oo Muddo Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Muuqdey ,Weerarayna Madaxda Maamulka Xamar.
More FEATURES