Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Qarixii Itoobiya Iyo Magacyada Saraakiil Loo Xidh-xidhay Arintaasi.
Gebo Gebo News

June 24th, 2018
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Qarixii Itoobiya Iyo Magacyada Saraakiil Loo Xidh-xidhay  Arintaasi.

Addis Ababa(Gebogebonews)-Dawlada Itoobiya ayaa xidh-xidhay ilaa iyo 12 qof oo 9 ka mid ah ay yihiin saraakiil iyo saddex qof oo Shacab ah.

 

Saraakiisha booliiska ayaa loo haystaa inay ka hortagi waayeen weerarkan qarax ka hor intii aanu dhicin.

 

 

 

Saddexda qof ee shacabka ah ayaa 2 ka mid ah ay yihin haween iyo nin, ayaa la sheegay in laga qabtey goobtii qaraxa.

 

 

Guud ahaan dalkaasi ayaa galey jahwareer markii qaraxa shaley lala beegsadey Isu soo bax uu ka hadlay Raysalwasaaraha dalkaasi Abiy Ahmed.

 

 

Waxaa hawada laga saarey dhowr TV oo gudaha ah waxaana dhacay howlgalo sugid amni ah.

 

Dhinaca kale Raysal wasaaraha dalkaasi Abiy Ahmed ayaa booqdey Isbitaalada la geeyey tobonaan dad ah oo dhaawacyo kala duwan qabo oo 15 ka mid ah ay liitaan.

 

 

 

 

 

 

411 Views




Features

  • Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Khilaafka Diblomaasiyadeed Ee Soomaaliya Iyo Kenya
  • Daawo:Beel Sida Fiinta Uga Qaylisay Ciidammo Hubaysan Oo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Geliyey, Madaxweyne Biixi-na Farriin U Diray
  • Sidee Ayay Dalalka ula Dhaqmaan Dadka Ka Soo Goosta Daacish?
  • Daawo:Badhasaabka Gobalka Maroodijeex Oo Maanta  Hargeysa Ka Ambabixiyay 431 Arday Ee Ku Guulaystay Barnamijka  Shaqo Qaran.
  • Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabtay Hadlo ka Soo yeedhay Madaxwaynaha Maamul Gobaleedka Puntilnad.
  • Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Socod Lug Ah Kaga Baxay Madaxtooyada Somaliland +Halka Uu Ku Sii Jeedo
  • Shaqaalihii Dawladda Oo Mushaharkii Laga Handaraabay Iyo Xukuumadda Oo Tahlikari weydey Bixinta  Mushaharaadkii.
  • Saddex Shuruudood Oo Dawlada Kenya Ku Xidhay Soo Celinta Xidhiidhka Soomaaliya
  • Daawo “Udul Qaadan Mayno Inay Caayan Madaxweyaheena Muuse Biixi   Kurayda Yar Yar Ee Beenta Iyo Cayda Lagusoo Dalacsiiyay Ee Xibiga Wadani
  • Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Xoggo ku Saabsan In Dawladda Ruushku Saldhig Millatari Ka Samaysanayso Xeebaha Somaliland.
  • Daawo:Gudoomiyaha Degmada Qoryaale Oo Ka Hadlay Xaalad Biyo La’aaned Oo Ka Jirta Degmadaasi.
  • Daawo:Maamulka Gobolka Togdheer Oo Magaalada BURCO Ka Ambabixiyey Ardayda Ku Guulaysatay Barnaamijka Shaqo Qaran.
  • Daawo:Ex Madaxweyne Silaanyo Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Dalka.
  • Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Somaliya.
  • Xaaladda Ay Ku Sugan Yihiin 4 Kamid Ah Maal-Qabeenadii Sucudiga Ahaa Ee Loo Xidhay Musuq Maasuqa.
More FEATURES