Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
Gebo Gebo News

July 10th, 2018
Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.

Burco (Gebogebonews)-Maal Mihii Ugu Danbeeyey Magalada Hargaysa Ee Caasimada Somaliland Waxaa Ka Socday Shirar Ay Yeelanayeen Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.

 

 

Kulan Ay Ku Yeeshen Madax-dhaqameedka Labada Dhican Huteel Ampasator Ee Magalada Hargaysa Ayaa Lays kula Soo Qaaday Sida Aanay Laga Maarmanka U Ahay Shirweyne Ay Isku Yimaadan Beelaha Habar-jeclo Iyo Habar-yoosin, Islamar Ahaantaasi Ay Beelahani Iskaga Turxaan Saaran Tabashooyin Ay Kala Tirsanayaan. 

 

 

Kulankani Ayaa Sidoo Kale Madax-dhaqameedka Labada Dhinac Waxay Kawada Hadleen Sidii Ay Wada Jir Uga Qayb Qaadan Lahaayen Daminta Colaada Ka Taagan Degmada Ceel-Afweyn.

 

 

 

Shirkani Waxaa Martiqaadkiisa Lahaa Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradkaa Ee Waddani C/raxmaan Ciro Iyo Hogaamiyaha Xisbigaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Goob Joog Ka Ahaa Kulanka Dhex Maray Madax-dhaqameedka Beelaha Habar-jeclo Iyo Habar-yoonis.

 

 

 

Madax-dhaqameedka Beesha Habar-yoonis Ee Shirka Fadhiye Waxaa Kamid Ahaa Suldaan cisman suldaan cali madar, Suldaan Axmed Cismaan Cade Gude, Suldaan Aadan Qabile, Iyo Suldaan Maxamed Xirsi Qani.

 

 

 

 

Geesta Kale Madax-dhaqameedka Beesha Habarjeco Ee Shirka Joogay Ayaa Iyagana Waxaa Ka Mid Ahaa Suldaan Maxamuud Guuled Mire, Suldaan C/raxmaan Qodax, Suldaan Maxamed Xaaji Xuseen, Suldaan Axmed Xasan,Boqor Maxamuud Cali Carab Iyo Ugaas Maxamuud Axmed Xirsi.

 

 

 

 

 

 Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

1063 Views

Features

  • Wasiirada Maaliyada Iyo Arimaha Gudaha Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Khilaaf Cakirani Ka Dhex Qarxay +  Maxaa La Isku Qabtey.
  • Daawo:Ururka Shaydo Oo Abaalmarino Gudoonsiiyey Maamulka Iyo Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe Ee Deeganka Shan-shacade.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
  • Qalbi Dhagax Oo Loo Qorsheeyey In Shirqool Lagu Dilo + Cidda Qorsheysay Iyo Qaabka Uu Uga Badbaaday.
  • Daawo:Ex Wasiir Cali Mareexan Oo Sikulul Ugu Jawaaabay Eedaymo Musuq-maasuq Oo Loo Soo Jeediyey.
  • “Ka Daalimayno Raadinta Xaquuqda Burco” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Burco Oo Maayir Muraad Ku Taageeray Hadaladii Uu Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
  • Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
  • Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyey Qoys Danyara Oo La Nool Xanuunada HIV Aids-ka Iyo Dhimirka.
  • Masuuliyiin Xilal Ka Haya Xukuumada Somaliland Oo Muujiyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Xiisada Ka Taagan Ceel-Afweyn Kana Soo Muuqday Madal Dabka Loogu Sii Shidaayey Xiisadaasi.
  • Daawo:Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Heerkay Taagan Tahay Nabadgelyada Somaliland Hanjabaadna Udiray Putland.
More FEATURES