Cornayl Caarihii Ka Goostay Ciidamada Somaliland Oo Safka Hore Ka Galay Dagaalka Tukaraq Hanjabaadna Udiray Madaxweyne Biixi.
Gebo Gebo News

August 15th, 2018
Cornayl Caarihii Ka Goostay Ciidamada Somaliland Oo Safka Hore Ka Galay Dagaalka Tukaraq Hanjabaadna Udiray Madaxweyne Biixi.

Tuka-raq (Gebogebonews)-Cornayl Caarihii dhowaan ka goostay ciidamada Somaliland ayaa markii ugu horaysay shaashadaha ka soo muuqday isagoo ka hadlaya dagaal ka dhan ah Dawlada Somaliland  Taliye Caare  Waxa Uu Sheegey  Inuu Safka Hore Ka Soo Gelayo Dagaal Uu Ku Soo Qaadi Doono Ciidamada Soaliland Ee Ku Sugan Tuko-raq,Isagoo Garabsanaya Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland,Dagaalkani Ayaa Cornayl Caare Ugu Magac Daray Dibu Xoraynta Somaliland.

 

Cornayl Caare Waxa Uu Sidoo Kale  Hanjabaad u diray  Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixi  Iyo Ciidamada Somaliland Ee Uu Hore Ugu Tirsanaa.

 Sikastaba Mahaa Markii Ugu Horaysay Ee Uu Cornayl Caare Uu Ka Dhawaajiyo Inuu Dagaal Ku Soo Qaadi Doono Ciidamada  Somaliland Waxaa La Dhuqsugayaa Talaabada Ay Xukumada Somaliland Ay Kaga Hortayso Abaalka Dagaa Ee Cornayl Caare Wado.

 

 

 

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

 

 

 

783 Views




Features

  • Sidee Ayay Dalalka ula Dhaqmaan Dadka Ka Soo Goosta Daacish?
  • Daawo:Badhasaabka Gobalka Maroodijeex Oo Maanta  Hargeysa Ka Ambabixiyay 431 Arday Ee Ku Guulaystay Barnamijka  Shaqo Qaran.
  • Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabtay Hadlo ka Soo yeedhay Madaxwaynaha Maamul Gobaleedka Puntilnad.
  • Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Socod Lug Ah Kaga Baxay Madaxtooyada Somaliland +Halka Uu Ku Sii Jeedo
  • Shaqaalihii Dawladda Oo Mushaharkii Laga Handaraabay Iyo Xukuumadda Oo Tahlikari weydey Bixinta  Mushaharaadkii.
  • Saddex Shuruudood Oo Dawlada Kenya Ku Xidhay Soo Celinta Xidhiidhka Soomaaliya
  • Daawo “Udul Qaadan Mayno Inay Caayan Madaxweyaheena Muuse Biixi   Kurayda Yar Yar Ee Beenta Iyo Cayda Lagusoo Dalacsiiyay Ee Xibiga Wadani
  • Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Xoggo ku Saabsan In Dawladda Ruushku Saldhig Millatari Ka Samaysanayso Xeebaha Somaliland.
  • Daawo:Gudoomiyaha Degmada Qoryaale Oo Ka Hadlay Xaalad Biyo La’aaned Oo Ka Jirta Degmadaasi.
  • Daawo:Maamulka Gobolka Togdheer Oo Magaalada BURCO Ka Ambabixiyey Ardayda Ku Guulaysatay Barnaamijka Shaqo Qaran.
  • Daawo:Ex Madaxweyne Silaanyo Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Dalka.
  • Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Somaliya.
  • Xaaladda Ay Ku Sugan Yihiin 4 Kamid Ah Maal-Qabeenadii Sucudiga Ahaa Ee Loo Xidhay Musuq Maasuqa.
  • Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Ka Digay Ku Xad Gudubka Xoriyatul-qawlka.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
More FEATURES