Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
Gebo Gebo News

August 18th, 2018
Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.

Hargaysa (Gebogebonews)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa La Sheegay Inuu Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Watay Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Kaas Oo Uu Ula Miyid  Wasiir Maxamed Kaahin Madaxweyne Biixi.

 

 Qorshani Ayaa Ahaa In Miisaaniyada Lagu Daro  Lacag dhan 50,0000$  Shan Boqol Oo Kun Oo Dollar Oo Uu Wasiir Maxamed Kaahin Ku Doonayey In Lagu Daro  Qarashaadka  Miisaayada Qaranka Ugu Jira Gobalka Togdheer ,Taas Oo  Lagu Horumarinaayo Gobalkaasi.

 

 

 Xogaha Aanu Helayna Ayaa Sheegan Inuu Madaxweyne Biixi Uu Ka Gows Aday Inuu Arintaasi Uu Ansixyo  Waxaanu Madaxweyne Bixii Wasiir Kaahin Usheegay Inaanu Fulinay Arinkani.

 

 

Geesta Kale Wasiir Maxamed Kaahin Oo Filanaayey Inuu Artaasi Madaxweyne Biixi Ka Yeelidoona Ayaa Markii  Uu Ku Gacansaydhay Qorshii Uu Watay Madaxweyne Biixi Isoo Xanaaqsan Ka Baxay  Qasriga Madatooyada Somaliland Oo Ay Ku kulmeen Madaxweyne Biixi Iyo Wasiir Maxamed Kaahin.

 

 

 

Qorshahan Fashilmay Ayaa Sida Lanoo sheegay Uu Ku Doonayey Wasiir Maxamed Kaahin Inuu  Ku Dejiyo Maayirka Degmada Burco Maxamed Muraad Iyo Xildhinaanada Golahaasi Oo Dhawaan Sheegay In Dhaqaalihii Dalka Kooto Loogu Xidhay Magaaloyinka Hargaysa, Berbera Iyo Gabiilay Islamarkaasina Ay Dulmanyihiin Gobolada Barigu.

 

 

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

1311 Views

Features

  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
  • Qalbi Dhagax Oo Loo Qorsheeyey In Shirqool Lagu Dilo + Cidda Qorsheysay Iyo Qaabka Uu Uga Badbaaday.
  • Daawo:Ex Wasiir Cali Mareexan Oo Sikulul Ugu Jawaaabay Eedaymo Musuq-maasuq Oo Loo Soo Jeediyey.
  • “Ka Daalimayno Raadinta Xaquuqda Burco” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Burco Oo Maayir Muraad Ku Taageeray Hadaladii Uu Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
  • Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
  • Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyey Qoys Danyara Oo La Nool Xanuunada HIV Aids-ka Iyo Dhimirka.
  • Masuuliyiin Xilal Ka Haya Xukuumada Somaliland Oo Muujiyey Doorka Ay Ku Leeyihiin Xiisada Ka Taagan Ceel-Afweyn Kana Soo Muuqday Madal Dabka Loogu Sii Shidaayey Xiisadaasi.
More FEATURES