Ciidamada Maamulka Puntland Oo Dilay Suldaan Reer Sanaag ah +Xiisad Ka Bilaabantay Badhan.
Gebo Gebo News

September 21st, 2018
Ciidamada Maamulka Puntland Oo Dilay Suldaan Reer Sanaag ah +Xiisad Ka Bilaabantay Badhan.

Sanaag (Gebogebonews)-Askari ka tirsan ciidamada Puntland ayaa rasaas ku furay gaadhi uu saarnaa Suldaan Xasan Cali Jibriil oo ah Suldaanka beesha Aadan Siciid/Warsangeli ka dib markii uu ka shakiyay gaadhiga. Suldaanka ayaana ku geeriyooday rasaasta uu furay askarigaasi.

 

 

Dilka ayaa ka dhacay bar kantarool oo ku taalla magaalooyinka Hadaaftimo iyo Badhan dhexdooda.

 

Askariga dilka gaystay ayaa la sheegay in uu isku dhiibay isla ciidamada Puntland.

 

408 Views

Features

  • Daawo:Jaamacadda Burco Oo Qarka U Saaran Inay Xidhanto + Macallin 8 Sanno Madax Ka Ahaa Oo Fashiliyay Sirta Ka Dambaysa Ardaydii Kuliyadda Caafimaadka Ee Dhacay Imtixaankii.
  • Daawo:Xisbiga Waddani OoSharci Daro Ku Tilmaamay Amar Ay Wasaraada Waxbarashadu Ku Soo Rogtay jaamacadaha Dalka.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
  • Qalbi Dhagax Oo Loo Qorsheeyey In Shirqool Lagu Dilo + Cidda Qorsheysay Iyo Qaabka Uu Uga Badbaaday.
  • Daawo:Ex Wasiir Cali Mareexan Oo Sikulul Ugu Jawaaabay Eedaymo Musuq-maasuq Oo Loo Soo Jeediyey.
  • “Ka Daalimayno Raadinta Xaquuqda Burco” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Burco Oo Maayir Muraad Ku Taageeray Hadaladii Uu Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Deeq Xoola Udiray Ergada Ceel-Afweyn Ugu Sugan Nabadaynta.
  • Nuxurka Qodobada Lagaga Wada Hadlay Kulan Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco Iyo Galbeedka Burco.
  • Qaramada Midoobay Oo Ka Jawaabtay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay.
  • Shirkadda Dahabshiil Oo Iska Fogaysay Eedaynta La Xidhiidha Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq Ee Udhaxeeya Somaliland Iyo Puntland.
More FEATURES