Shirkii Beelaha Gaashanbuur Axmed Faarax (Habar-jeclo ) Oo Kaabiga Saaran Iyo Xogo Ka Soo Baxay Arimaha Lagaga Hadlayo Shirka.
Gebo Gebo News

October 2nd, 2018
Shirkii Beelaha Gaashanbuur Axmed Faarax (Habar-jeclo ) Oo Kaabiga Saaran Iyo Xogo Ka Soo Baxay Arimaha Lagaga Hadlayo Shirka.

 Burco (Gebogebonews)-Qaban Qaabada Shirweyaha Beelaha Gaashaan- Buur Axmed Faarax (Habar-jeco) Ayaa Siweyn Looga Dareemaya Magalada Burco Iyo Gud Ahaan Dalka Somaliland.

 

 

Shirkan Ayaa Ka Dhici Doona 20 Bisha October Huteel Plasa Ee Magalada Burco , Xogaha Aanu Ka Helay Shirkani Ayaa Sheegaya Inuu Shirkani Yahay Shir Dhaqan Taasi Oo Ay Beeshu Aahayeeda Kaga Tashanayso Islamarkaasina Lagu Shaacin Doono Xildhibaanada Beesha Ugu Qayb Gelidoona Doroshooyinka Golayaasha Baarlamaanka Iyo Deeganka Ee Lafiyo Inay Dhawaan Dalka Ka Dhacaan.

 

 

Sikastaba Ha,ahaate Waxaa Laga Dhursugaa Qodobada Ka Soo Baxa Shirkani Oo Maalmihii Ugu Danbeeyey Ay Soo Baxayeen Warar Sheegaaya Inay Beeshu Saluuqsantahay Xilalka Uu Madaxweyne Biixi Beeshasi Ka Siiyey Xukumadiisa Taasi Oo Aan Ucuntamin Beesha Oo Kaalin Weyn Ka Qaadatay Dorashadii Madaxtooyada Ee Uu Madaxweyne Biixi Ku Guulaystay.

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com




Features

  • Daawo:Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyay Shirkada Ku Guulaysatay Tartan Loo Galay Dhismaha Xarunta Kaydka Raashinka Qaranka Ee Gobolka Togdheer.
  • Daawo:Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Sanaag Oo Xilkiii La Wareegay Iyo Nuxurka Khudbadaha Madasha laga Jeediyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES