Madaxwaynaha Mamulka Putland Oo Wada Qorshe Uu Ku Doonayo Mudo Korodhsi +Dagaal Markale Uu Doonayo Inuu Somaliland Ku Soo Qaado.
Gebo Gebo News

October 17th, 2018
Madaxwaynaha Mamulka Putland Oo Wada Qorshe Uu Ku Doonayo Mudo Korodhsi +Dagaal Markale Uu Doonayo Inuu Somaliland Ku Soo Qaado.

Garoowe(Gebogebonews)-Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maamulka Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa lagu soo warramayaa in uu isimada beesha Dhulbahante ku cadaadinayo in ay hor-istaagaan doorasho ka dhacda Puntland.

 

Gaas oo markii hore ay ka go’neyd in uu muddo kororsi sameeyo ayaa u arkay fursad in odeyaasha Dhulbahante is hortagaan doorashada  .

 

Sida ilo xog-ogaal ah ay u sheegeen Warbaahinta, shir ay ka soo qeyb galeen Isimada, Gaas iyo ku xigeenkiisa Camey ayaa Isniintii lagu qabtay madaxtooyada Garoowe halkaas oo odeyaasha lagu cadaadiyey in ay warbaahinta ka sheegaan in aan doorasho la qaban doonin 

 

Hase ahaatee, sida ay Warbaahinta u sheggen  ilow xog ogaal ah ugu warramayaan, isimada wey ku gacan seedheen soo jeedintii Gaas iyo Camey iyaga oo u sheegay in go’aankaas halis galin doono amniga Puntland.

 

Gaas oo hore u abaabulay dagaalka Puntland iyo Dawlada  Somaliland ku dhexmaraya jiidda hore ee Tuko Raq ayaa uga dan lahaa sidii uu ugu carqaladeyn lahaa doorashada la filayo in ay dhacdo horraanta sanadka dambe.

 

Musharaxiinta madaxweynaha Puntland ayaa horey uga digay isku dayo dhowr ah oo Gaas uu wado, si uu xilka waqti dheeri ah ugu darsado.

 

256 Views




Features

  • Daawo: Maayirki Hore Laascaanood Oo Ka Hadlay Cashuro Dheeriya Oo Shacabka Laguso Rogay
  • Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Muwaadin Hindisay Astaanta Qaranka Somaliland Oo Ka Samaysayn Bir.
  • Daawo:Gudoomiyaha Xisbigsa Ucid Oo Sheegay In Somaliland Ay Waan-Waan La Gelayso Jabhadda Kornayl Caarre, Kuna Baaqay In La Kala Diro Golleyaasha Deegaanka.
  • “ Xukuumadda Muuse Biixi Waxa Ay Leedahay Khaatumo Iyo Cali Khaliif Uma Baahnin, Waxa Ay Leedahay Awdal Iyo Saami-Qaybsigeeda Uma Baahnin ” Guddoomiye Cirro.
  • Daawo:Dhibane La Ildaran Xanuun Hayey Mudo 10 Sano Ah Oo Umad Islamkaa Ka Codsaday Inay Soo Caawiyaan.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
More FEATURES