Qaramadda Midoobay Oo War Kasoo Saartay Saldhiga Military Ee Imaaraadku Ka Dhisanaayo Berbera.
Gebo Gebo News

November 16th, 2018
Qaramadda Midoobay Oo War Kasoo Saartay Saldhiga Military Ee Imaaraadku Ka Dhisanaayo Berbera.

New York (Gebogebonews)- Guddida dabo galka cuno qabateynta Hubka ee Saaran Somaliya Iyo Eretria ee loo yaqaano Monitoring Group  ayaa waxaa war bixintoodii sanad laha ahaa ay ka jeediyeeen 9 kii bishan golaha loo  dhan yahay ee Qaramada Midoobey .

War Bixintan  oo uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha guddidan ayaa waxa uu meelo badan oo ka mid ah uu kaga xusay Somaliland  gaar ahaan saldhiga Imaraadku ka dhisanaayo magaalada Berbera  , dekada Berbera iyo Dagaalka Tuko-raq , waxaana ay  war bixintani ay ka koobeyn 150 Bog.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

438 Views




Features

  • Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Khilaafka Diblomaasiyadeed Ee Soomaaliya Iyo Kenya
  • Daawo:Beel Sida Fiinta Uga Qaylisay Ciidammo Hubaysan Oo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Geliyey, Madaxweyne Biixi-na Farriin U Diray
  • Sidee Ayay Dalalka ula Dhaqmaan Dadka Ka Soo Goosta Daacish?
  • Daawo:Badhasaabka Gobalka Maroodijeex Oo Maanta  Hargeysa Ka Ambabixiyay 431 Arday Ee Ku Guulaystay Barnamijka  Shaqo Qaran.
  • Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabtay Hadlo ka Soo yeedhay Madaxwaynaha Maamul Gobaleedka Puntilnad.
  • Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Socod Lug Ah Kaga Baxay Madaxtooyada Somaliland +Halka Uu Ku Sii Jeedo
  • Shaqaalihii Dawladda Oo Mushaharkii Laga Handaraabay Iyo Xukuumadda Oo Tahlikari weydey Bixinta  Mushaharaadkii.
  • Saddex Shuruudood Oo Dawlada Kenya Ku Xidhay Soo Celinta Xidhiidhka Soomaaliya
  • Daawo “Udul Qaadan Mayno Inay Caayan Madaxweyaheena Muuse Biixi   Kurayda Yar Yar Ee Beenta Iyo Cayda Lagusoo Dalacsiiyay Ee Xibiga Wadani
  • Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Xoggo ku Saabsan In Dawladda Ruushku Saldhig Millatari Ka Samaysanayso Xeebaha Somaliland.
  • Daawo:Gudoomiyaha Degmada Qoryaale Oo Ka Hadlay Xaalad Biyo La’aaned Oo Ka Jirta Degmadaasi.
  • Daawo:Maamulka Gobolka Togdheer Oo Magaalada BURCO Ka Ambabixiyey Ardayda Ku Guulaysatay Barnaamijka Shaqo Qaran.
  • Daawo:Ex Madaxweyne Silaanyo Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Dalka.
  • Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Somaliya.
  • Xaaladda Ay Ku Sugan Yihiin 4 Kamid Ah Maal-Qabeenadii Sucudiga Ahaa Ee Loo Xidhay Musuq Maasuqa.
More FEATURES