Hadii aan shaqadaa helilahaa maanta halkan magaadhi lahaa ? Qalinkii Yaasiin maxamed Aadan food
Gebo Gebo News

February 25th, 2019
Hadii aan shaqadaa helilahaa maanta halkan magaadhi lahaa ?  Qalinkii Yaasiin maxamed Aadan food

Caqabada ugu weyn ee Haysata dhalinta soomaaliyeed Waa shaqola’aan waxaana jira marka uu Qofka Shaqo’raadiskaahi shaqo raadinaya caqabad kale oo kutimaada oo ay uguhorayso Qofka shaqada kularaadinaya oo kaacagajiida sanifaadna kaaladhamaanwaaya ‘ kharash kaasoowaajaha islashaqo raadinta sida inaad subaxwalba gaadhi ukiraysato goobta aad shaqada kadoonayso !! Waxaakale oojira Qofka aad shaqada kadoonayso oo isna Sihufan kuuqancinwaaya Kumaaweeliya Balama been ahna kulagala Amaba been iskagakaadira isagoo Xaqiiqada kuguqancinkarana Been cad kugudiraya Siaanad usoojuhan oomardanbe Aanad wax wax uweydiin ! Dhacdaba dhacdo kagadaran shaqadoonaha ee bal hadda Shan Beyj Dib uguur oo inagee dhacdadii igu dhacday sanadkii 2015 Waxaa Jirtay Gabadh Laodhanjiray Foosiya Ibrahin Janaale oo Aanu Qaraabo ahayn Isku xulufana ay ahaanjireen waalidkey waxay haysatay ama ay wakiil ka’ahayd markis ay carabtu Agoonta soomaaliyeed kukafaalaqaataan waxayna ahayd Boodhin ‘ Caruurtuna way Yaryaayeen oo sabiyo ayey ahaayeen ” Waxaan Qorsheystey inaan Shaqokaraadsado maadaama aan ahaa Heerjaamacadeed Takhasus Macalinimana Aan heystey Horana Aan ugusooshaqeeyey Arimaha waxdhigista ” waxaan sooheley Numperkeeda waxaan lahadlsiiyey Hooyaday oo ahayd Saaxiibadeedii yaraanta Salaan iyo Bariido kadib hoyadey Howsheedii ayey Gudagashay Sifiican ayey iiqeexdey aqoonyeyda ayey sheegtay … waxaa loogu jawaabey sidan…… Walaal waxaan meesha kuheynaa Caruur agoona oo xanuunsanysa oo waali ahaan ayaan udaweynaa markaa Wiilkaagu mayahay ” Mental doctor ” oo ah dhakhtarka daweeya maskaxdaa layaab iyo argagixiso ayey nagunoqotay aniga iyo Hooyaday ! Haddii ay na odhanlahayd weykaa buuxda ama waad yartahay Waxay ahaan lahayd wax wax lagagarto oo macquula ” Hooyaday waxay ku siitidhi Maya Wiilkaygu Waa’aqoonyahan dhaqaalayhan ah Lkn kushaqeeya Arimaha Culuumta islaamka siiba Quraanka ” Halkaa ayaa leysku macal salaameeyey ” Maanta maashalaah anigaa leyshaqeeya 5 macalin ayaaana kahowlgala markiska Aadan food 300 oo arday ayaa idhagata aadan food waxaaana dadaal loogu jiraa dadkale ” Hadii aan shaqadaa helilahaa maanta halkan magaadhi lahaa ?

 

 

 

 

39 Views




Features

  • Daawo:Tirada Dad Ugeeriyooday Xanuunka Gawracatada Oo Ka Dilaacay Gobolka Saraar Iyo Masuulinta Gobalkaasi Oo Ka Hadlay.
  • Daawo:Madaxweyne Biixi Oo Masuliyinta Gudida Qandaraasyada Qaranka Ku Tilmaamay Masuuliyin Ka Dhabeeyeen Himiladii Qaranku Lahaa.
  • Daawo:Khudbad Sanadeedkii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Hor Jeediyey Golaha Baarlamaanka.
  • Madaxweyne Biixi Oo Maamulka Puntland Ku Eedeeyay Inay Ciidammo Falal Amni Darro Ah Wada Soo Geliyeen Gudaha Somaliland.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES