Hablahayagu_waa_dheeman_iyo_wada_luul Qalinkii Cabdisataar Cabdillaahi Cali.
Gebo Gebo News

March 10th, 2019
Hablahayagu_waa_dheeman_iyo_wada_luul Qalinkii  Cabdisataar Cabdillaahi Cali.

1909 -kii ilaa 2019-kiii ayuu xuskani soo taxnaa waaa boqol iyo toban sanno keliya maalintaa waxaa la is xasuusinayaa guud ahaan sharafta hablaha aduunyada korkeeda kunool, mudadaa dumarku waxay soo mareen heerar kala duwan iyo xaalado kala duwan, hablaha Somaliland marka aad barbar dhigto hablaha dalalka islaamka iyo kuwa caalamka badankiisa waxa aad fahmaysaa in Hablaha kaqaybgalka Siyaasadda kaga fiican yihiin dalalka islaamka, waxa xusid mudan in aan gabadh iyo dalkale toona aanay hablahaya Barakaysan Ku gaadhi karin, waxtar badan oo ka muuqda dal iyo dadba Somaliland, Hablaha udhashay dalalka islaamka marka barbardhigo kuwa Somaliland Laga soo helimaayo Gabadh ka karti badan kana dhaqan wcn guud ahaan dumarkayaga soomaalida ,

Haweenka dalka Soomaaliya Iyaga laftigoodu Waa Dumar udhigna Hablaha seeska u dhigay Nabadda iyo Xasiloonida ka jirta Somaliland lknse waxaa fursadaas u diiday taas bedelkeedana baday Qax qarax iyo qaxoonti Mooryaan shisheeye Caqliga ka gumeeyay,

Wasiirka Shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland ee Marwo Hinda Gaani ayaa sanadkan hormuud unoqotay abaabulka xuskii ugu quruxda badanaa “8 march”Geeska Africa 
Waxaanay xustay in Haweenka Somaliland yihiin hablaha Geeska iyo bulshadana ay kaga jiraan laakinta ugu qiimaha qaalisan ee ugu qaayaha badan quruxda ummadnimo iyo qaran-nimo ee bulshada reer Somaliland

Waxaa kasoo qayb galay Xafladii Hargaysa ee xuska maalinta haweenka Somaliland madaxweyne kuxigeenka Cabdiraxmaam saylici iyo wasiiro tiro badan madaxda ururada haweenka iyo Dr adna aadan oo ah gabadha maanta soomaalida ugu magaca wayn. ..

23 Views




Features

  • Daawo:Tirada Dad Ugeeriyooday Xanuunka Gawracatada Oo Ka Dilaacay Gobolka Saraar Iyo Masuulinta Gobalkaasi Oo Ka Hadlay.
  • Daawo:Madaxweyne Biixi Oo Masuliyinta Gudida Qandaraasyada Qaranka Ku Tilmaamay Masuuliyin Ka Dhabeeyeen Himiladii Qaranku Lahaa.
  • Daawo:Khudbad Sanadeedkii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Hor Jeediyey Golaha Baarlamaanka.
  • Madaxweyne Biixi Oo Maamulka Puntland Ku Eedeeyay Inay Ciidammo Falal Amni Darro Ah Wada Soo Geliyeen Gudaha Somaliland.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES