Xisaabiyihii Xafiiska Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ku Biiray Jabhada Kornayl Caare Lana Goostay Lacag Tiro Badan.
Gebo Gebo News

March 11th, 2019
Xisaabiyihii Xafiiska Maamulka Gobolka Togdheer Oo Ku Biiray Jabhada Kornayl Caare Lana Goostay Lacag Tiro Badan.

Burco (Gebogebonews)-Xisaabiyihii Xafiiska  Maamulka Gobolka Togdheer Mustafe Macalin Oo La Goostay Lacag Gaadhaysa Ku Dhowaad 32000,000 Milyan Oo Shilinka Somaliland, Taas Oo Ahayd Mushaharkii  Shaqaalaha  Xafiiska Badhasaabka Gobolka Togdheer Ayaa Ku Biiray Jabhada Kornayl Caare.
Masuulkani Oo Maqan Mudo Ku Dhowaad Ah 5 Cisho Ayaa La SheegayWakhtigan Ku Sugan Yahay  Xarunta Jabhadaasi Ee Qardho.
Khilaaf In Mudo Ah U Dhexeeyay Badhaasabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi Iyo Xisaabiyihii Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer Mustafe Macalin Ayaa Sababay Inuu Masuulkani Ku Biiro  Jabhada Kornayl Caare,  Khilaafkaasi Oo Salka Ku Hayey  Ka Dib Markii Uu Masuulkani Badhasaabka Gobalka Togdheer Ka Joojiyey Inoo Soo Qaado Mushaharka Cuqaasha Gobalka Togdheer.
Masuulkani Ayaa Waxay Isu Beel Yihiin Badhasaabka Gobalka Togdheer  Xamse Maxamed Cabdi Iyo Kornayl Caare  Oo Ah Horjooga Jabhadaasi Uu Ku Biiray.
Gebogebonews.com
Gebogebonews@gmail.com
396 Views




Features

  • Daawo:Tirada Dad Ugeeriyooday Xanuunka Gawracatada Oo Ka Dilaacay Gobolka Saraar Iyo Masuulinta Gobalkaasi Oo Ka Hadlay.
  • Daawo:Madaxweyne Biixi Oo Masuliyinta Gudida Qandaraasyada Qaranka Ku Tilmaamay Masuuliyin Ka Dhabeeyeen Himiladii Qaranku Lahaa.
  • Daawo:Khudbad Sanadeedkii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Hor Jeediyey Golaha Baarlamaanka.
  • Madaxweyne Biixi Oo Maamulka Puntland Ku Eedeeyay Inay Ciidammo Falal Amni Darro Ah Wada Soo Geliyeen Gudaha Somaliland.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES