March 15th, 2019
Burco (Gebogebonews)-Mashuuruca Shine Oo Ah Mashuuruc Kor Loogu Qaadayo Adaagyada Caafimaad Ee Xarumaha Qaar Kamida Deeganada Gobolada Togdheer Iyo Daadmadheedh Oo Burco Lagu Daah Furay Ayaa Waxaa Mushuucani Ka Shaqayndoona 57 Xarun Caafimad Oo Ku Yalaa Goboladaasi Mudo 2 Sano Ah.