Ogaysiis Boosas Shaqo Oo Ka Banaan Wasaarada Tamarta Iyo Macdanta Somaliland.
Gebo Gebo News

April 7th, 2019
Ogaysiis Boosas Shaqo Oo Ka Banaan Wasaarada Tamarta Iyo Macdanta Somaliland.

Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ee Jamahuuriyadda Soomaliland waxay ogaysiinaysaa dhammaan muwaadiniitii takhasuskoodu ahaa Geosciences ee ka soo fal-celiyey xayaysiiskii shaqo ee dhowaan lagu soo xayaysiiyey baraha bulshada ee wasaaradda isla markaana soo gudbiyey dalabyadooda, in shortlist kii shaqaalaha lagu koobay takhasuska Petroleum engineering oo ah dadka shaqadan lagu doonayey balse markii hore la moodayey in aan la helayn tiradaas la doonayey oo takhasuskaas ah.

 

Hase yeeshee hadda ay soo dalbadeed tiro petroleum engineers ah oo ka badan boosaska shaqo ee la hayey. 

 


Wasaaraddu waxay Patroleum Engineers ka qaadi doonto Imtaxaan lagu kala saarayo shaqaalaha shortlistka ku soo baxay, waqtiga la qaadayna dib bay wasaaradu ka soo sheegi doonta.

 

 

Waxaa wasaaraddu uga mahadcelinaysaa dhammaan dadka soo dalbaday shaqadaasi, waxaanuna u rajaynaynaa inay guul ka gaadhaan dedaalkooda shaqo doon iyo aqoonta ay barteen.

 

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Jsl.
Md. Cabdiraxmaan Abdeeq Muxumad

128 Views




Features

  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
More FEATURES