Labada Professors Iyo Aqoonyahankii Burco Maxaa Kala Qabsaday?
Gebo Gebo News

April 19th, 2019
Labada Professors Iyo Aqoonyahankii Burco Maxaa Kala Qabsaday?

Burco(Gebogebonews)-Madal ay ku kulmeen aqoonyahanka gobolka togdheer iyo Labada Professor ee kala ah Professor Cali Qaliif Galaydh Iyo Professor Axmed Ismacil Samatar. Madashaas waxay ahayd mid in muddo ah la sugayay qabsoomideeda, aqoonyahanka gobolka togdheerna ay rajaynayeen inay noqoto madal faa’iidadeeda leh. Ka madaxweyne mustaqbal ahaan labada professor hadaladii ay ka jeediyeen madashaasi waxay ahayeen mid ay ku doonayeen dhawaansho ay ku dhawadaan xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne muuse.

 

 

 

 

Inta badan aqoonyahankii halkaa soo camiray waxay aad u rajaynayeen inay waydiyaan labada professor su’aalo wax tar u leh jamhuuriyada Somaliland. Dulucda qoraalkan wuxuu yahay labada professor waxay shegeen inay yihin TABLIIQIYIN SIYAASADEED. mawduuca laga hadlayayna wuxuu ahaa DIMUQURAADIYADA IYO DOORASHOOYINKA SOMALIAND ,

 

 

 

labada professor waxaa laga dhadhan sanayay inay ahayeen niman soo qaatay mashruuc Somaliland aani dani ugu jirin, Hadaladii ay ku hadlayeen waxaa kamid ahaa Somaliland dadkeeda qaar kamid ah waa la xasuuqay waxaana xasuuqay ciidanka qaranka jamhuuriyada Somaliland, iyo doorashada golaha wakiilada qaab qabiil haloo qaybsado, arinkaana waxay buun buuninaysaa oo garab siinaysaa bulshada aan jecleyn Somaliland ee tiraahda Somaliland way kala qoqoban tahay.

 

 

 

 

Aqoonyahanka ku dhaqan gobolka togdheer waxay ku macneyeen kulankaasi macna badan, lagana dhadhan sano doono social media. Guntii iyo gunaanadka ka Madaxweyne Mustaqbal ahaan waxaan kazoo horjedaa cid walba oo doonaysa inay umad kusoo qaadato mashruuc lagu doonayo in lagu bur buriyo nabadeeda iyo jiritaankeeda. Somaliland dadka ku dhaqan waxay diyaar uyihin inay ilaashadaan nadad galyadeeda

 

 

 

 

 

Qalinkii Maxamed Cismaan Xaaji

237 Views




Features

  • Daawo:Suldaan Fashiliyay Siro Badan Iyo Kala Qaybsanaan Lasoo Daristay Gudidii Garxajis Ee Arinta Caare.
  • Dawlada Qatar Oo Shaacisay Deked Ay Ka Dhisayso Soomaaliya Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
More FEATURES