Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Khasaraha Ka Dhashay Roobkii Xalay Hargaysa Ka Da’ay Amarna Bixiyey.
Gebo Gebo News

May 14th, 2019
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Khasaraha Ka Dhashay Roobkii Xalay Hargaysa Ka Da’ay Amarna Bixiyey.

Hargaysa(Gebogebonews)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xubnaha Xukumadiisa ayaa markale indho indhayn socdaal ah ku maray dhulka Roobabku wax yeeleeyeen Magaaladda Hargaysa.

 

 

 

Sannadkii hore ayuunbay ahayd markii Dad daadad ku qaadeen Hargaysa dhexdeeda uu Madaxweynuhu indho indhayn ugu tagay, waxaana kamid ah qoys caruur uu kala tagay Dadku, xaafadda Daami oo dhaamkeedu Dad liqay iyo goobo kale.

 

Isla Caawa waxaa magaaladda Hargaysa ka da-ay roob keenay dhimasho iyo dhaawac sidii caada ahayd Madaxweynaha iyo Wasiirka arrimaha gudaha iyo saraakiisha Ciidanka ayaa Soo indho indheeyay, waxaana muuqata awood darrada Xukuumadda Muuse Biixi oo sannadkii labaad dhacdooyin isku mid Ah isku Si u wajahaysa.

 

204 Views




Features

  • Daawo:Suldaan Fashiliyay Siro Badan Iyo Kala Qaybsanaan Lasoo Daristay Gudidii Garxajis Ee Arinta Caare.
  • Dawlada Qatar Oo Shaacisay Deked Ay Ka Dhisayso Soomaaliya Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
More FEATURES