“ Safiirada Aan La Kulmaayo Cidi Iima Yeedhin Karto , Xadhiga Xildhibaan Dhakool-na Waa Sharci Daro  ” Gudoomiye Ciro.
Gebo Gebo News

May 14th, 2019
“ Safiirada Aan La Kulmaayo Cidi Iima Yeedhin Karto , Xadhiga Xildhibaan Dhakool-na Waa Sharci Daro  ” Gudoomiye Ciro.

Hargeysa (Gebogebonews)-Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo maanta warbaahinta  kula Hadley hoyga uu Hargeysa ka degan yahay ayaa waxaa uu ugu horeyn tacsi u diray dadkii ku dhintey roobabkii xalay Hargeysa ka Da.ay waxaana uu nasiib daro ku sifeeyey in madaxweyne Biixi xalay  uu kormeer  ku tago baliga Daami oo uu hore amar ugu bixiyey  in  biyaha laga sii daayo balse ilaa iminka sanad kadib waxba aan laga qaban dhibtiisi-na wali taagan tahay

Sidoo kale Gudoomiye Ciro ayaa waxaa uu beeniyey in uu Nairobe kula kulmay Safiirada dalalka Mareykanka iyo Qatar u fadhiya dalka Somaliya , balse waxaa uu hoosta ka xariiqay in aaney jirin cid  u yeedhin kara safiirada uu la kulmaayo

 

Dhinaca kale Dr Ciro ayaa sharci daro ku tilmaamay xadhiga Xildhibaan Dhakool iyo gudoomiye Maxamed Sadiiq.

 

417 Views




Features

  • Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Khilaafka Saciid Deni Iyo Axmed Karaash Ee Puntland, Dadaallo Lagu Xalinayo Khilaafkooda Oo Socda.
  • Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Ah Cudurka Dilaaga Ah Ee Covid-19.
  • Danab Ku Laayey Dad Degan Ka Tirsan Degmada Qoryaale Ee Gobolka Togdheer + Moganaanta Xukumada Somaliland. 
  • ” Waa ka adag yahay imtixaanku sanadkii hore ” Gudoomiyaha Xafiiska Imixaanadka Qaranka Oo Araday Fariin Udiray.
  • Tirada Dadka U Dhintay Iyo Kuwa U Soo Ritay Covid_19 Oo Somaliland Kor U Kacday.
  • Daawo: “Gobollada Bari Way Dayac Yihiin Dhaqaalihiina Galbeedka ” Boqor Buurmadow.
  • Daawo:Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliye Ku Xigeenki Cidaanka Asluubta Somaliland Marxuum General C/raxmaan Fooxle.
  • Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo U Geeriyooday Cudurka Halista Ah Ee COVID-19.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
More FEATURES