Diyaarad Ay Leedahay Shirkada Air Arabia Oo Madaarka Hargeysa Ku Xaniban +Sababta .
Gebo Gebo News

May 15th, 2019
Diyaarad Ay Leedahay Shirkada Air Arabia Oo Madaarka Hargeysa  Ku Xaniban +Sababta .

Hargaysa(Gebogebonews)-Diyaarad ay leedahay shirkadda Air Arabia oo maalintii shalay subaxnimadii 156 rakaab ah ka qaadi lahayd garoonka diyaaradaha Hargeysa ayaa waxa ciladeeyay shimbiro gudaha u galay qayb muhiim ah oo diyaarada ah.

 

 

Diyaarada ayaa markii ay ka kacday garoonka oo inyar ay hawada ku jirtay ayaa Duuliyihi diyaaradu dareemay cilad jirta , waxana uu markiiba si degdeg ah dib ugu soo fadhiisiyay Garoonka Hargeysa.

 

 

Khabiirada diyaarada ayaa markii danbe sheegay in Diyaaradu badqabto balse Rakaabkii ayaa diiday sida ay ii sheegtay mid ka mid ah Rakaabka diyaarada raaci lahaa oo Cimrada u socotay.

 

Rakaabkan ayaa saaka loo kala qaybiyay laba qaybood.

 

120 ka mid ah oo u socday in ay soo Cimraystaan ayaa saaka la saaray Diyaaradii cilada looga shakiyay balse hadda la sheegay in ay badqabto.

 

36 kale oo u socday Imaraadka Carabtana waxa la saarayaa Diyaarad kale.

 

397 Views




Features

  • Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Khilaafka Saciid Deni Iyo Axmed Karaash Ee Puntland, Dadaallo Lagu Xalinayo Khilaafkooda Oo Socda.
  • Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Ah Cudurka Dilaaga Ah Ee Covid-19.
  • Danab Ku Laayey Dad Degan Ka Tirsan Degmada Qoryaale Ee Gobolka Togdheer + Moganaanta Xukumada Somaliland. 
  • ” Waa ka adag yahay imtixaanku sanadkii hore ” Gudoomiyaha Xafiiska Imixaanadka Qaranka Oo Araday Fariin Udiray.
  • Tirada Dadka U Dhintay Iyo Kuwa U Soo Ritay Covid_19 Oo Somaliland Kor U Kacday.
  • Daawo: “Gobollada Bari Way Dayac Yihiin Dhaqaalihiina Galbeedka ” Boqor Buurmadow.
  • Daawo:Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliye Ku Xigeenki Cidaanka Asluubta Somaliland Marxuum General C/raxmaan Fooxle.
  • Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo U Geeriyooday Cudurka Halista Ah Ee COVID-19.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
More FEATURES