Ninkii Dacwadda Ku Soo Oogay Generaal Maxamed Cali Samater Iyo Kornayl Tuke Oo Shaaciyay In Uu Dacwaynayo Saraakiishii Ururka SNM Haddii Lagu Soo Eedeeyo Inay Gabood Fallo Dad U Gaysteen.
Gebo Gebo News

May 22nd, 2019
Ninkii Dacwadda Ku Soo Oogay Generaal Maxamed Cali Samater Iyo Kornayl Tuke Oo Shaaciyay In Uu Dacwaynayo Saraakiishii Ururka SNM Haddii Lagu Soo Eedeeyo Inay Gabood Fallo Dad U Gaysteen.

Hargeysa(Gebogebonews)-Baashe Cabdi Yuusuf, waxa uu gacan ka gaystay sidii loo xukumi lahaa Kornayl Yuusuf Cabdi Cali ( Tuke), oo shalay ay xukuntay Maxkabad ku taalla Maraykanka.

 

 

Baashe, sidoo kale waa ninkii Dacwadda ku soo oogay Generaal Maxamed Cali Samater, waraysi uu siiyay HCTV ayuu ku sheegay in uu sii wadayo ugaadhsiga dadka lagu eedaynayo in ay gaysteen falal ka dhan ah Xuquuqda Aadanaha oo xatta ay ku jiri karaan saraakiishii SNM haddii la soo eedeeyo inay gabood fallo dad u gaysteen, 

 

 

 

 

375 Views




Features

  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
More FEATURES