tobbanka danbe ee ramadaanta iyo siday uga faa’idaysan karno hal abuur qoraa xamse riiraash.
Gebo Gebo News

May 24th, 2019
tobbanka danbe ee ramadaanta iyo siday uga faa’idaysan karno hal abuur qoraa xamse riiraash.

Waxa ahaayeen dadku kuwa la nooloo taagan ka faa’iaysiga bisha barakaysan eeramadaanta.inbadan oo ka mida dadku waxay ahaayeen kuwa u baratamaya kheyrka iyaga oo buuxinaya masaajida.

 

In badan oo dadka ka midii waxay u baratamaayan kheyrka iyagoo ku dadaalaya akhrinta qur;aankakariimka.inbadan waxa ay yihiin kuwa samo falayaal ah kuwaas oo dar alle u bixinaya waxa uu eebbe ku manaystay.

 

Bishan oo ah bil kheyr ah oo asxaabta iyo salafigiinaku hammi jireen inuu alle weyni mar qudha uun ku simo si ay uga faa’idaystaan.

 

Bishan waxa ku jira habbeeno ka kheyr badan kun bilood ajarkeeda laba koobi karayn.oo loogu yeedho laytul qadri.sida quraanka inuu sheegay.

 

Habeenada tobbanka ee danbe waa inaynu isku daynaa tukashada salaatul laylka iyo qiyaamka.waa in laga wada qayb qaata oo dadka la toosiyaa oo baryada ilaahna la badiyaa alla la waydiistaa inuu haleeshiiyo kana aqbalo acmaasha iyo ducadaba

 

 

 

 

Hamse riraash

52 Views




Features

  • Xukumada Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Midnimo Uu Ku Baaqay Madaxweyne Farmaajo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
More FEATURES