Daawo:Xukuumada Somaliland Oo  Ka Hashay Wararka Sheega In La Musuq-maasuqay Lagac Loogu Talo  Dugsiga Farsamada Gacanta Burco. 
Gebo Gebo News

June 10th, 2019
Daawo:Xukuumada Somaliland Oo  Ka Hashay Wararka Sheega In La Musuq-maasuqay Lagac Loogu Talo  Dugsiga Farsamada Gacanta Burco. 

Hargaysa (Gebogebonews)-Agaasimaha guud ee wasaarada shaqo gelinta iyo arrimaha bulshada Somaliland ahna guddoomiye ku-xigeenka guddida loo xilsaaray hirgalinta deeqda Jarmalku Soamliland siiyay farsamada gacanta ayaa sheegay in hay’adda GIZ qaadatay in ay caawiso dugsida farsamada gacanta ee Hargeysa iyo Burco labadaba.

 

Agaasimaha ayaa sheegay in Dugsiga Hargeysa la horraan bilaabi doono.

Ilkacase, ayaa sidoo kale sheegay in aan dugsiyadaasi hay’addu dhisayn balse ay ka caawin doonto dhinaca qalabka iyo tababarka macalimiinta laakiin wasiirka waxbarashada oo isna maanta hadlay ayaa sheegay in labada dugsiba la dhisaayo.

 

178 Views




Features

  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
  • Daawo: ” Madaxweynuhu Wuu Ku Fashilmay Shaqadii Loo DoortaySiyaasi Ramaax Oo Dhaliilo Ujeediyey Madaxweyne Muuse Biixi.
  • Daawo:Gudida Guud Ee Beelaha Habar-jeclo Oo Iclaamiyey  Shirweyne  + Goorta Iyo Goobta Shirku Ka Dhacayo.
  • FAALLO: Xukuumadii Dhuuni-Raac Ama Xukuumadii La-Dheefsado Dhankeeba La Saadaalin inay Dawlada Muuse Biixi Ku Danbayso.
  • Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacansaydhay Qorshe Uu Ula Yimid Wasiir Maxamed Kaahin + Xiisad Car Iyo Wira Oo  Ka Taagan Madaxtooyada.
More FEATURES