Muuse Biixi Iyo Caddalada Darrada Heeysta Maxakamda Sland, Iyo burburkii Somaliland (27 Sano Kadib) Waxaa Qorrey Fuaad Qawdhan London
Gebo Gebo News

June 19th, 2019
Muuse Biixi Iyo Caddalada Darrada Heeysta Maxakamda Sland, Iyo burburkii Somaliland (27 Sano Kadib) Waxaa Qorrey Fuaad Qawdhan London

Waa tix muuse ku socota.

D adkaad xoollaha ka qaaddey

kuwaad darraha ka boobtey

ballooodhkiyo duunyadooda

kuwaad dumiseed xarraashtey

dalkaad xeerkiisa biisey

dastuurkiisana ka baaydhey

dagaal baad kulla jirtaaaye

kuwii shalley ku dareerey ayaan daranaa codkoodu

​Waxaa hubaala oo runtuna aay tahey in somaliland intii muuse iyo waxa la sheqeeya qabsadeen, aay ka sii dartey,waad la wadda soctaan, xallada uu dalku maraayo, hadeey tahey  arimaha dibada iyo gudahaba.

Ha ugu sii darnaato arimaha guduhi, (27 sano) ka dib himilidii somaliland eeynu ku soo  caanno maalney waxey ku danbeeysey  buurbuur iyo hall bacaad lagu liisey, sidaas waxaan u leeyahey walayaal waad, ogtihiin in dalka somaliland mudadii uu muuse heeystey wuu  ka sii darrey cadeeymo buuxna waan idiin hayaa.

​Waxaa dalkii ku dhacey  shaki baahsan oo dhamaan  dhasiis ku noqdey guud ahaan hayadaha dalka ka jiira oodhan, kaas oo aay keentey, ami xumo  ku dhacey dhamaan bulshoda somaliland  oodhan iyo hayadaha dowlada sida mulatirga iyo policke, waxaa bxay ciidamo militariga somaliland ah, waxaa soo badanaya jabhadaha cusub oo hor leh. waxaas oo  dadi waxey ka boodeen wax yer maha , hadabba maxaa khaldan.?

Waxaa khaldan aan  idiin bayaaniyo, walaalyaal dowlada muuse waxey  inagu biloowdey jahwareer baahsan iyo shaki uu koow  ka yahey siyasda muuse biixi iyo inta la shaqeeysa aay keeneyn, iyagoo dalkii somaliland u horseedey caddalad daro bahsan, walaahi waan dharteey cidmadaba kolba talabayaa iyo jabhdaha horta lahi, waxey arkeen mahaa wax ciyaara, dalku hadii sidan ku sii socdo walahi iney noqon dad iyo bulshao la xidhan oo kunoqta sidii 1994. 

                            HAYADA CADDALADA

​ Waxaas oodhan waxey arkeen caddalad baahsan oo dalka ka jirta dabihaanba hayadaha dalka ka jirra kuwa ugu horeeya waxaa kamida

1) hayada maxakmada oo qabyalad iyo dowlda tageersan.

2) hayda policeka oo dadka xidhay

3_ sharci dajinta maxkamadadalka oo nqodey kuwo dalwoada  tageersan.

4; mulatariga somaliland oo noqdey kuwo madaxda  u sareeya aay yihiin isku reeer.

IYO qaar badan oo kale aay ka mitahey  biyaha dalka iyo  cafimaadka waxbrshada.

Aanigu waxaan odhanayaa hadabba muse biixi waar  dalkii waxaad u horseedey ami xumo , iyo wax caddalad ah   dalka kama jirto,  maxaad  colldoon loo xidhey oo cali gurrey loo xidhi wayeey.  ciidankii dalka oodhan wey kala shiksan yhiin, waxaad aad wadaa maha wax shaqeenayaa, waxaad dalkii ku dhex bilodoodey qabyllaad baahsan macal hayadaha dalka.

waxaa qorrey fuaad qawdhan arimaha bulshada london

facebook fuaad qawdhan

mr_qawdhan@hotmail.co.uk

00447383135563

thanks

mahad gaara waxa leh illaahey

mr_qawdhan@hotmail.co.uk

214 Views




Features

  • Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Khilaafka Saciid Deni Iyo Axmed Karaash Ee Puntland, Dadaallo Lagu Xalinayo Khilaafkooda Oo Socda.
  • Xukumada Somaliland Oo Shaacisay Kiisas Cusub Oo Ah Cudurka Dilaaga Ah Ee Covid-19.
  • Danab Ku Laayey Dad Degan Ka Tirsan Degmada Qoryaale Ee Gobolka Togdheer + Moganaanta Xukumada Somaliland. 
  • ” Waa ka adag yahay imtixaanku sanadkii hore ” Gudoomiyaha Xafiiska Imixaanadka Qaranka Oo Araday Fariin Udiray.
  • Tirada Dadka U Dhintay Iyo Kuwa U Soo Ritay Covid_19 Oo Somaliland Kor U Kacday.
  • Daawo: “Gobollada Bari Way Dayac Yihiin Dhaqaalihiina Galbeedka ” Boqor Buurmadow.
  • Daawo:Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliye Ku Xigeenki Cidaanka Asluubta Somaliland Marxuum General C/raxmaan Fooxle.
  • Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo U Geeriyooday Cudurka Halista Ah Ee COVID-19.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
More FEATURES