Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex Oo Xukuntey Gudoomiyihii Garabka Dhalinyada Xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq.
Gebo Gebo News

June 27th, 2019
Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex Oo Xukuntey Gudoomiyihii Garabka Dhalinyada Xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq.

Hargeysa (Gebogebonews)- Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka xukun ku riday gudoomiyihii garabka dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq dhamme waxaana ay ku xukuntey 6 bilood oo xadhig ah ,Maxkamada ayaa ku eedeysay in uu aflagaadeyey madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

 

 

 

Gebogebonews.com

Gebogebonews@gmail.com

261 Views




Features

  • Isku-Shaandheyn Lagu Sameeyay Xubno Ka Mida Agaasimeyaasha Wasaaradaha Xukuumadda Somaliland.
  • Daawo; Musuqa Dul hoganaaaya Wasarada Maaliyada Oo La Soo Bandhigay Iyo Fashilka Xukumada Madaxwayne Muuse Biixi
  • Buuhoodle Oo Lagaga Dhawaaqay Jabhad Cusub Oo Lagu Magacaabo SSC + Cabsiwayn Oo Soo WAjahday Deganadaas
  • Warbahinta  Oo Xogo Dheeraad Ah Ka helay Weftiga Beesha Caalamka Ee Somaliland  Ku Soo Waajahnaa
  • Erdogan Oo Sheegay  Inuu Xidhayo Saldhigga Mareykanka ee Turkey
  • Daawo:Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Axmed Oo Gaadhi ku Wareejiyay Masuuliyiinta Degmada Salaxlay.
  •  Daawo:Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Shirkadaha Ku Guulaystay Mashaaric Isugu Jira Dhismayaal Iyo Gaadiid.
  • ” Madaxweyne Yaanu Gacantaada Ku Burburin Xisbiga Kulmiye, Gudoomiye-nimada Wareeji ” Siyaasi Cawil Quule.
  • Maxkamadda Sare Ee Kenya Oo Diiday In La Xidho Xerada Qaxootiga Ee Dhadhaab.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
More FEATURES